Shirka Kambala Oo Looga Hadlayo Sinnaanta & Arrimaha Jinsiga

jiinka June 16, 2013 Comments Off
Shirka Kambala Oo Looga Hadlayo Sinnaanta & Arrimaha Jinsiga

Magaalada Kambala ee xarunta wadanka Ugaanda ayaa waxaa ka socada shir looga hadlayo arrimha jinsiga iyo sidii horumraka wadanka kaalintooda looga siin lahaa haweenka Soomaaliyeed.

 

Shirkan ka dhacay magaalada Kambala ayaa looga hadlaya arrimaha Jinsiga iyo sinaanta dadka waxana ka qeybgalay in ka badan 250 Soomaali ah kuwaas oo uu ka mid tahay agaasimaha Haweenka ee wasaaradda adeega Bulshada Maxamed Cumar Nuur.

 

Agaasimaha Haweenka ee wasaarada horumarinta adeegga Bulshada Maxamed Cumar Nuur oo kulankaasi ka hadlay ayaa ku dheeraaaday ahmiyadda ay leedahay arrimaha Jinsiga iyo iskaashi ay yeeshaan Ragga iyo dumarka.

 

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu agaasimuhu intaa raaciyay in dowladu ay diyaar u tahay horumarnta nolosha bulshada isagoo xusay in lagama maarmaan ay tahay iskaashi dhex mara ragga iyo dumarka Soomaaliyeed

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.