Somali News »
Safiiro Cusub Oo Maanta Ansixiyey Golaha Wasiiradda
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa,uuna shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare mudane Cabdi faarax Shirdoon (Saacid) ayaa meelmariyey magcaabista 5 safiir oo cusub. Raiisul Wasaaraha ayaa magcaabista safiirada
Read More »Ciidanka Amisom Iyo Kuwa Dowlada Oo Loo Hambalyeeyay
Ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu ammaanay sida dhaqsaha leh ee ay uga jawaabeen weerar shalay lagu qaaday xarunta Qaramada Midoobay ay ku leedahay
Read More »Jowhar Maamulka G.Sh/Dhexe Oo Xabsi Dhigay Maamulayaal Shirkadeed
Maamulka Gobalka Shabeelada dhexe ay xabsi dhigeen masuuliyiintii shirkadaha ka howl gala magaalada Jowhar ee xarunta gobalkaasi. Masuuliyiinta xabsiga loo taxaabay ayaa waxaa la sheegay in ay isugu jiraan qolyihii Isgaarsiinta, Xawilaada iyo
Read More »Qarax Ka Dhacay Xarunta UNDP Ee M. Muqdisho
Weerarka ismiidaaminta oo loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay bannaanka hore ee xarunta UNDP, Kaddina ay guddaha u galeen afar ka mid ah kooxaha hubeysan, kuwasoo ay rasaas isweydaarsadeen ilaalada xarunta. Qaraxyo ismiidaamin
Read More »Qoys Soomaaliyeed oo dhibaato ku habsatay magaalada Jeddah.
Innaa Lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, Aaba Gaabow Ibraahim Xasan ayaa soo gaartay masiibo rabaani ah, iyadoo ay ka geeriyoodeen caruurtiisa oo dhan oo gaareysa shan caruur iyo habaryartood, kadib markii gurigii ay deganaayeen
Read More »Shir Waxbarashada Oo Muqdisho Ka Furmay
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha qaran ee waxbarashada oo ay soo qaban qaabisan Wasaaradda Horumarinta Adeegga Bulshada. Shirka waxaa ka qeyb galaya wakiillo ka socda dowladda Soomaaliya, Maamul goboleedyada
Read More »Qarax Amisom Lagula Eegtay Kismaayo
Qarax miino ayaa lala beegsaday ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose. Xaafadda Qaraxa oo ka dhacay Via-Afmadow ayaa ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago.
Read More »Ciidamada Dowlada & Kuwa Amisom Oo La Wareegay Qeyb Gobolka Hiiraan Ka Tirsan
Howlgallo ay si wadajir ah uga sameeyeen qeybo ka tirsan gobolka Hiiraan,Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa, Waxa ay kula wareegeen deegaanno ka tirsan gobolkaasi oo ay horey ugu
Read More »Howlo Nadaaradeed Oo Ay Maanta Ka Socdaan Qeybo Ka Mid Ah Gobolka Banaadir[Sawiro]
Mas’uuliyiin ka titsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta kormeer ku tagay goobo badan oo ka soconayaan howlo nadaafadeed ee looga qaadayo qashinka yaala goobahaasi iyadoo dowlada hoose ee dalka Turkiga ay ugu deeqday dowlada
Read More »Wufuud Ka Socda Galmudug Oo Soo Gaaray Muqdisho
Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale qeybdiid ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho,isaga iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada maamulkaasi. Ujeedada imaatinka madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ah sidii uu
Read More »