Somali News »
U gar gaar Labadan caruur ee ku xanuunsan Magaalada Muqdisho(Sawiro)
Labadan wiil ee Caruurta ah ee ku xanuunsan in mudo ahba Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu kala magacaabaa C/weli Xuseen Suldaan Cabdi oo 3 sano jir ah iyo Zakariye Yacquub Cabdi, da,diisana waa 3
Read More »Madaxweynaha oo Boqolaal Ruux dushiyay Salaadda Ciidda.
Madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa waxaa Maanta uu Saalaadda Ciidda uu Masjidka Isbaheysiga ee magaalada Muqdisho uu ku dushiyay Boqolaal Ruux oo gudanayay waajibaadka Salaada Ciida. Madaxweynaha oo salaada Imaam ka
Read More »Mid ka mid ah Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya oo habeenkii labaad u xiran Gen. Gaafow.
Mid ka mid ah xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay in habeenkii labaad uu xalay ku baryey mid ka mid ah xabsiyada magaalada Muqdisho, kaas oo la sheegay inuu xiray mid ka
Read More »Jinwabi.net oo idin leh Ciid Wanaagsan
Waxaan idin leenahay Ciid Wanaagsan, dhamaan dadweynah aqristayaasha web-kaan jinwabi.net. Waxaan idiin rajaynaynaa in sanadkan sanadkiisa kale in aan kuwada ciidno aana ku gaarno nolol , nabad, Horumar iyo Baraare. Meel Waliba oo aad
Read More »Gudiga farsamada barlamaanka cusub oo aqoonsiyo siinaya xubnaha ay soo xuleen
gudiga farsamada barlamaanka cusub ayaa waxaa uu wadaa qorshe uu aqoonsiyo ku siinayo xubnaha ay soo gudbiyeen habeenkii xalay… Gudiga farsamada soo xulista baarlamaanka cusub ee Soomalia oo saacado kahor soo gudbiyay liiska magacyada
Read More »Beesha Caloofi ee Gaaljecel oo Shaaca ka qaaday inay duubaneyso Ugaas cusub.
Kulan balaaran oo ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaano, Siyaasiyiin, Aqoonyahno, Culimaa’udiin, Haween, Dhalinyaro, Indheergarad iyo qeybaha kala duwan ee beelsha Caloofi oo ka mid ah beelweynta Gaaljecel ayaa waxay shaaca uga qaadeen inay
Read More »liiska Baarlamaanka Cusub oo Hor dhac ah
Guddiga Farsamada Soo xulista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saarey 202 xildhibaan kuwaas oo buuxiyey shuruudihii Xildhibaanimo, waxaana dhiman 73 Xildhibaan kuwaas oo dib loogu celiyey Odoyaashii soo xuley si ay u soo
Read More »Odayaasha dhaqanka “Beesha caalamka ayaa caqabad ku ah soo xulista baarlamaanka cusub”
Malaaq Maxamed Yacquub oo ka mid ah Odayaal iyo waxgarad kulan shalay la qaatay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qabilsan Soomaaliya Mahiga ayaa sheegay inay u gudbiyeen in beesha caalamka ay ka
Read More »Kulan lagu taageerayay Musharax Farmaajo oo maanta Muqdisho ka dhacay
Kulanka ayaa ahaa mid ay ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee Bulshada rayidka ah waxana looga hadlayay sidii hogaan hagaagsan ee samata bixiya Shacabka Soomaaliyeed u hanan lahaa dalka. Waxaana taageero loogu muujinayay
Read More »Munaasabad lagu taageerayay Musharax C/laahi Axmed Caddow oo maanta Muqdisho lagu qabtay
Munaasabad lagu taageeraya musharax C/laahi Axed Caddow ayna kasoo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee Bulashada Ururada Dhalinyrada ka jira dalka Fanaaniin iyo Abwaano iyo sidoo kale Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa maanta
Read More »