Waxaan idin leenahay Ciid Wanaagsan, dhamaan dadweynah aqristayaasha web-kaan jinwabi.net. Waxaan idiin rajaynaynaa in sanadkan sanadkiisa kale in aan kuwada ciidno aana ku gaarno nolol , nabad, Horumar iyo Baraare.
Meel Waliba oo aad joogtaan haddii aanu nahay Shabakadda Warbaahinta Jiinwabi.net waxaan idin leenahay Ciid Wanaagsan, Kullo Caam Wa atum Bikheyr.
C/rashiid C/laahi Xeydar
Rashiid123@gmail.com
www.jiinwebi.net
Mogadisho Somalia
Comments are closed.