Somali News »

Prof: Jawaari oo ku guuleystay Guddoomiyaha Baarlamaanka kadib markii Cali Khaliif Galeyr iscasilay

Prof: Jawaari oo ku guuleystay Guddoomiyaha Baarlamaanka kadib markii Cali Khaliif Galeyr iscasilay

xeydar August 28, 2012 Comments Off

Afhayeenka la doortay ee baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa goordhow hadal mahadcelin ah ka jeediyey hoolka doorashada afhayeenka ay ka dhacday ee dugsiga Gen Kaahiye ee magaalada Muqdisho.   Maxamed Cismaan Jawaari

Read More »
Kulan balaaran oo lagu Taageerayay Xildhibaanada Beelaha Jareerweyne oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Kulan balaaran oo lagu Taageerayay Xildhibaanada Beelaha Jareerweyne oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

jiinka August 28, 2012 1

Kulan aad u balaaran oo ay ka soo qeyb galeen Nabadoono, Siyaasiyiin, Aqoonyaahno, Dhalinyaro, Haween iyo waxgarad oo lagu taageerayay Todobada Xildhibaanada Cusub ee Beelaha Jareerweyne kamid noqashada Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtya Hotel

Read More »
Qarax miino oo Caruur Dugsi Qur’aan dhigata ay ku geeriyoodeen oo ka dhacay deg. Balcad.

Qarax miino oo Caruur Dugsi Qur’aan dhigata ay ku geeriyoodeen oo ka dhacay deg. Balcad.

xeydar August 27, 2012 Comments Off

Wararka saakay naga soo gaaraya magaalada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in qarax miino oo la dhigay goob uu ku yiilay dugsi Qur’aan ay ku qaraxday ardaydii dhiganeysay dugsigaasi, waxaana la sheegayaa in

Read More »
Alshabaab oo lagala wareegay Wareegay Magaalada Marka.

Alshabaab oo lagala wareegay Wareegay Magaalada Marka.

xeydar August 27, 2012 Comments Off

Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa goordhaw waxa ay la wareegeen Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose kadib duulaan ay maanta ku qaadeen. Ciidamadan ayaana goordhaw galay Xarunta Sh/Hoose ee Marka

Read More »
Madaxweyne Faroole oo soo saaray Warsaxaafadeed uu ku canbaareeyay Madaxweyne Shariif

Madaxweyne Faroole oo soo saaray Warsaxaafadeed uu ku canbaareeyay Madaxweyne Shariif

jiinka August 27, 2012 Comments Off

Warsaxaafadeed ka soo baxay maamulka Puntland ayaa canbaareyn dusha looga tuurey, talaabooyinkii uu qaadey Madaxweynaha xilkiisu dhamaadey Mudane Shariif Shiikh Axmed, waxaana lagu canbaareeyey faragelinta iyo ciyaarta uu ku hayo isbedelka siyaasadeed ee Soomaaliya,

Read More »
Abwaan Maxamuud Goox Qarboosh oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta Kenya

Abwaan Maxamuud Goox Qarboosh oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta Kenya

jiinka August 27, 2012 Comments Off

  Allaha u naxariistee waxaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya xalay ku geeriyooday Abwaan Maxamuud Goox Qarboosh oo ka mid ah Abwaaniinta ugu caansan dalkeenna Soomaaliya. Abwaanka ayaa wuxuu ku geeriyooday sida dad

Read More »
Kulan lagu Taageerayey  Xildhibaanad Maryan Cariif Qaasim oo  lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Kulan lagu Taageerayey Xildhibaanad Maryan Cariif Qaasim oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

jiinka August 26, 2012 Comments Off

Kulan lagu qabtay Hotelka Amiira oo ay isugu yimaadeen in kabadan boqol qof oo isugu jira Nabadoono, Siyaasiyiin, Aqoonyaahno, Dhalinyaro, Haween iyo waxgaradka Beesha Cabdalle sabti oo ka mid ah beel waynta karanle Hawiye,

Read More »
Maxay tahay dhibaatada weriyayaasha loo geeysta

Maxay tahay dhibaatada weriyayaasha loo geeysta

xeydar August 25, 2012 Comments Off

Xubnaha la kumay Madaxweynaha Ghana ayaa ka kala socday ururada suxufiyiinta qaaradda Afrika iyo adduunka Guddoomiyaha xiriirka guud ee ururrada Suxufiyiinta Afrika, Cumar Faaruuq Cusmaan, oo haatan jooga dalka Ghana ayaa sheegay inay Madaxweynaha

Read More »
Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa Masjid lagu weeraray magaalada B/weyne

Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa Masjid lagu weeraray magaalada B/weyne

xeydar August 25, 2012 Comments Off

  Masjid ku yaala magaalada B/weyne Gobolka Hiiraan oo ay muxaadaro ka bixinayeen Culimo ka tirsan kuwa Tabliiqa ayaa lagu qaaday weerar, kaas oo aan la ogeyn sababta loo weeraray. Sida warku sheegayo kooxo

Read More »
Xubnaha Baarlamaanka cusub oo baaritaan lagu sameynayo

Xubnaha Baarlamaanka cusub oo baaritaan lagu sameynayo

xeydar August 25, 2012 Comments Off

Xubnaha Baarlamaanka ee cusub ayaa dib loogu noqonayaa oo baaritaano kale lagu sameynayaa qaabka ay ku yimaadeen, iyadoo sidoo kale la baarayo saameyntii ay ku yeesheen saxiixayaasha Road Map-ka soo xulista Xildhibaanada cusub, sidoo

Read More »