All posts by xeydar »
Somali diaspora see hope and opportunity in Mogadishu
The relative peace in Somalia’s capital has seen a revival of business unlike anything since 1991. Emigres are flooding back with money, ideas and confidence. Ahmed Jama has staked $200,000 to build a hotel
Read More »Sidee looga ciiday Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka Soomaaliya?(Sawirro)
Maanta oo ah Ciidul Adxa ayaa waxaa si weyn looga ciiday Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka Soomaaliya, iyadoo magaalooyin badan oo Soomaaliya ay gacanta ku hayso dowladda Soomaaliya. Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa
Read More »TV journalist killed in northern Somalia, journalist death toll rises to 16 this year
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has strongly condemned the killing of television journalist in northern Somalia. Ahmed Farah Ilyas, widely known Saakin, a reporter working for Universal TV, was gunned down in
Read More »Wariye xalay lagu dilay magaalada Laascaanood
Waxaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool wariye ka howlgalayay Telefishinka Universal ee afka Soomaaliga ku hadla. Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegayaa inay wariyaha si gaadmo ah u
Read More »XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA OO ANSIXIYAY MIISAANIYADA SADDEXDA BILOOD EE SOO SOCOTA AY KU SHAQEYNAYSO DOWLADDA
Kulanka oo ahaa kulankii koowaad kalfadhigiisa afar iyo tobanaad oo uu shir Guddoominaaye Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay Xildhibaanada Baarlamaanka kaga doodayeen miisaniyada ay ku shaqeynayso sadexda bil ee soo socoto dowlada
Read More »Gabar Jaamacad dhiganaysay oo lagu dilay magaalada Muqdisho.
Gabar wax ka barata mid ka mid ah Jaamacadaha magaalada Muqdisho ayay Kooxo hubeysan xalay ku dileen bartamaha isgoyska suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Kooxihii dilka gabadhaas geystay oo la sheegay baxsadeen ayaan la ogeyn
Read More »Mid ka mid ah Guddoomiyaasha gobolada dalka Soomaaliya oo ka badbaaday isku day dil
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar habeen hore saqdii dhexe lagu qaaday guriga uu magaalada B/weyne ka deganyahay Guddoomiyaha degmada Baydhabo ee maamulka dowladda Soomaaliya ee gobolka Bay Shiine Macalin Nuurow, kaas
Read More »Saddexda mas’uul ee ugu sarreysa dowladda Soomaaliya oo shirar ka leh magacaabista xubnaha Golaha wasiirrada
Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa haatan ka socda kulamo ay leeyihiin Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha iyagoo ka arrinsanaya xulista Golaha Wasiirrada cusub. Saddexda mas’uul ayaa waxa ay
Read More »Kulan xasaasi oo dhexmaray saraakiil ka socota IGAD iyo Odayaasha gobolada Jubbooyinka, kana wadahadlay..
Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda gobolada Jubbooyinka iyo saraakiil ka tirsan IGAD kulamo ku yeesheen magaaladaasi, kaas oo looga hadlayey
Read More »