All posts by xeydar »
Fragile hope for Somalia
Why now? It’s a rare day anyone can say the future looks bright for Somalia, but for the first time in years, the state preyed on by jihadis, pirates and warlords has a
Read More »Morocco iyo Niger oo ismari waayey, Furitaankii Koobka Jaaliyadaha Afrika ee Jeddah.
Waxaa Fiidnimadii Jimcaha 17/05/2013 lagu qabtay garoonka Alfalaax ee magaalada Jeddah xafladii furitaanka ciyaaraha Kooxbka Saaxiibtinimada Jaaliyadaha Afrika, (Muqdisho 2013) iyadoo ay kasoo qeyb galeen shakhsiyaad fara badan oo uu u horeeyay ninka maal
Read More »Seychelles cells: The Somali pirates ‘jailed in paradise’
There are more than 1,000 convicted Somali pirates in prisons around the world. Some of them end up in a UN-funded jail on the tiny island nation of Seychelles. The Indian shopkeepers along the
Read More »BAYDHABO oo Saxriirisay DAHABSHIIL, Furitaankii tartanka Koobka HORYAALKA Jaaliyadda Soomaaliyeed ee JEDDAH.
Xaflad aad loo soo agaasimay oo ay soo diyaariyeen Ururka Kubadda Cagta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Jeddah, ayaa ka dhacday garoonka Sharbatle, iyadoo xafladaasi ay furitaan u ahayd tartanka Koobka HORYAALKA Jaaliyadda Soomaaliyeed ee
Read More »Kismayo oo looga dhawaaqay Madaxweynihii shanaad ee Jubbaland
Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose looga dhawaaqay doraad markale Madaxweynihii shanaad ee ay yeeshaan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, waxaana lagu magacaabaa Madaxweynaha cusub ee halkaasi looga dhawaaqay Cabdi Baali Xuseen, kaas
Read More »BURCAD BADEEDA SOOMAALIDA OO BUUX DHAAFIYAY XABSIYADA KU YAALA DALKA SIISHALIS
In ka badan 1,000 dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay falal Burcad badeednimo ayaa ku xiran xabsiyada caalamka qaar ka mid ah,iyadoo wadanka Jaziirada ku yaala ee Siishalis uu ka mid yahay wadamada ay ku
Read More »Saansaan colaadeed oo Kismaayo ka jirta, barakac halkaasi ka bilowdaydamo iyo ciidamo horleh oo gaaray!!!
Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose wararka ay shabakadda aarannews.com ka helayso ayaa waxay sheegayaan in magaalada Kismaayo laga dareemayo xaalad colaadeed iyo isku hub uruursi, sidoo kalena magaalada ay ka bilowdeen barakac xoogan
Read More »Askari ka tirsan Dowladda oo qof shacab ah ku dilay Xawaadley G/Shabeelada Dhexe.
Askari ka tirsan Dowladda oo qof shacab ah ku dilay Xawaadley G/Shabeelada Dhexe. Wararka ka imaanayo deegaanka Xaawaadley ee degmadda Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaa askari ka tirsan ciidamada
Read More »Somalia:Land mine explosion at roadside in outskirt of Mogadishu
Somalia:Land mine explosion at roadside in outskirt of Mogadishu Two s land mine attacks aimed at federal government troops occurred early morning near the ministry of defense offices in Mogadishu. Eye witness confirmed that
Read More »