All posts by xeydar »
Beesha Habar-gidir Oo Ka Soo Horjeesatay Shirka Arrimaha Jubbooyinka Ee Maanta Muqdisho Ka Furmay + SAWIRRO
Qaar kamid ah mas’uuliyiinta iyo waxgaradka ku abtirsada beelsha Habar gidir ayaa maanta waxay kulan ay muqdisho ku yeesheen uga soo horjeesteen shirka dowladda Fedareelka soo qaban qaabisay ee aayaha Jubbooyinka looga hadlayo
Read More »Shirkii arrimaha Jubbooyinka oo goordhow ka fumaya magaalada Muqdisho iyo Axmed Madoobe oo bilaabay kulmo uu la yeelanayo
Ra’isiul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si rasmi ah u furay maanta shirkii dib-u-heshiisiinta Jubooyinka, kaas oo ay ka soo qayb galeen Ergooyinka ka kala socday qabybaha kala duwan ee dadka ku
Read More »GALMUDUG Vice President: Fight Piracy Through Job Creation
Vice-President of Galmudug , Abdisamad Guled Calls for Employment and Capacity Building Programmes for Pirates During a SAPIC Town Hall Meeting. The Vice-President of Galmudug regional state of Somalia, Abdisamad Guled, has today called
Read More »QORAX MADOOBAAD GALABTA LAGA DAREEMAY WADAMADA SOOMAALIYA IYO KENYA.
Qorax madoobaad laga dareemay Deegaanada Soomaaliland iyo Wadamada Geeska Africa Qorax Modoobaadkaan Ayaa Laga Dareemay Magalada Hargayasa Iyo Nawaaxigeeda Sida ay Jiinwabi.net U Xaqiijiyeen qaar kamid ah Dadka Ku nool Deegaanada Qorax madoobaadka Laga
Read More »Xildhibaan Xuseen Bantu:- Safarkii Kismaayo wuxuu ahaa mid lagu qancinayey dadka ku nool gobollada Jubbooyinka iyo maamulkooda
Xildhibaan Xuseen Max’uud Muuse (Xuseen Bantu) oo ka mid ahaa wafdigii madaxweynaha Soomaaliya u raacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose kaas oo shalay galbtii dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa sheegay inay
Read More »SOMALIA: Central Bank governor resigns a month after she was appointed for the positio
The new governor of the Central Bank of Somalia [CBS] Yusra Abrar has resigned on Friday only one month after she was appointed for the position. According to a letter sent by Mrs Abrar
Read More »WARARKII UGU DAMBEEYAY DAGAALO BEELEEDYO JOWHAR DULEEDKEEDA KASOO CUSBOONAADAY
Dagaalo beeleedyo ayaa dib kaga soo cusboonaaday deegaano hoostaga Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe, halkaasi oo dad gaaraya 10-ruux ay ku geeriyoodeen. Dagaalka ayaa dib kaga soo cusboonaaday deegaanka lagu magacaabo Jiliyaale
Read More »FIFA oo Garoon & xafiisyo u dhiseysa Soomaaliya
Iyadoo ururka kubada cagta aduunka ee FIFA uu ahmiyad weyn siinayo horumarinta kubada cagta Soomaaliya ayaa xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaa uu shaaca ka qaaday in FIFA ay ansixisay mashruuc kale oo balaaran
Read More »Isku shandheenta xubnaha Hay’adda JVDC
Mudaneyaal waa wada salaamantihiin salaan kadib Si loo dardargeliyo howlaha shaqo ee Ururka cusub kaa soo ka dhex dooranay gudaha Dalladda USYU ayaa waxaa laga maarmaan noqotay in si degdeg ah xubnahii Ururka JVDC
Read More »