QORAX MADOOBAAD GALABTA LAGA DAREEMAY WADAMADA SOOMAALIYA IYO KENYA.

xeydar November 3, 2013 Comments Off
QORAX MADOOBAAD GALABTA LAGA DAREEMAY WADAMADA SOOMAALIYA IYO KENYA.

Qorax madoobaad laga dareemay Deegaanada Soomaaliland iyo Wadamada Geeska Africa Qorax Modoobaadkaan Ayaa Laga Dareemay Magalada Hargayasa Iyo Nawaaxigeeda Sida ay Jiinwabi.net U Xaqiijiyeen qaar kamid ah Dadka Ku nool Deegaanada Qorax madoobaadka Laga Dareemay Sida Magaalada Hargaysa
Culamada Somaliyeed Ayaa Ka hadalay Qorax Madoobaadkan Dadka Ayaa Masajida Galay Iyagoo Aqrinayeen  Aayadaha Qur’aanka Kariimka Ah Sidoo kalana Dukanayay Salaad Alla Barri Ah
Meelaha kale Ee Laga Dareemay Qorax modoobaadka Ayaa Waxaa Kamid Dalka Kenya

C/rashiid C/laahi Xeydar
Rashiid123@gmail.com
www.jiinwabi.net
Bank of Somali Rivers
Mogadisho Somalia

Comments are closed.