Isku shandheenta xubnaha Hay’adda JVDC

xeydar November 1, 2013 Comments Off
Isku shandheenta xubnaha Hay’adda JVDC

Mudaneyaal waa wada salaamantihiin salaan kadib

Si loo dardargeliyo howlaha shaqo ee Ururka cusub kaa soo ka dhex dooranay gudaha Dalladda USYU ayaa waxaa laga maarmaan noqotay in si degdeg ah xubnahii Ururka JVDC lahayd lagu sameeyo isku shandheen loona doorto Xubno ka socda Dalladda USYU.

Isku shandheentaasi waxay u dhacday sida tan

MANAGEMENT TEAM

1) Chairman Ugas Aweys Sh. H. Honero
2) Advisor Mr. Abdirashid Abdullahi Hayder
3) Vice Chairman Mr. Maki Abukar Ahmed
4) Executive Director Mr. Mohamed Aweys Hussein
5) Executive Director Assistance Mr. Anwar Hagi Dhaib

Executive Director

Mohamed Aweys Hussein
1) Director of Planning
a)
b)
c)
Mohamed A/hi Yusuf
2) Director of Admin & finance
a)
b)
c)
Deka Aweis Yusuf
3) Director of Education & Training
a)
b)
c)
Mukhtar Mohamed Abukar
4) Director of Human Resource
a)
b)
c)
Osman Sheikh Ahmed (Osman’il)
5) Director of Communication & Information
a)
b)
c)
Nur Hussein Ahmed
6) Director of Women & Youth Development
a)
b)
c)
Layuusa Mukhtar Ramadan
7) Director of Public Health (Health Development)
a)
b)
c)
Salado Abdullahi Omar
8) Director of Human Right
a)
b)
c)
Sucdi Rajab Cabdullahi (Siti)

Si loo dardargeliyo howlaha Ururka iyo kan Dalladduba waxaa waajib ah in xubnaha aan kor ku soo xusnay ay la yimaadaan isbedel xoogan oo keeni kara miradhal dhan waliba waxaana si degdeg ah looga fadhiyaa madaxda loo doortey jegooyinkaan in ay soo xulaan min sedex xubnoo oo agaasime waliba la shaqeeya kama danbeys Maalinta Arbacada Agaasime waliba soo gudbisto 3daxdiisa qofood magacyadooda iyo title la dooda isla markaasna soo bandhigaan jadwalkooda shaqo Maalmeed, Asbuuceed, Billeed iyo Sanad.

Mohamed Aweys Hussein
Executive Director OF JUBA VALLEY DEVELOPMENT CENTER (J.V.D.C

 

Comments are closed.