Qaar kamid ah mas’uuliyiinta iyo waxgaradka ku abtirsada beelsha Habar gidir ayaa maanta waxay kulan ay muqdisho ku yeesheen uga soo horjeesteen shirka dowladda Fedareelka soo qaban qaabisay ee aayaha Jubbooyinka looga hadlayo muqdishana ka furmay.
Xildhibaano hadda baarlamaanka katirsan, kuwo hore xildhibaano usoo noqday, siyaasiyiin, waxgarad iyo haween kasoo jeeda beesha Habar gidir ayaana kulankaasi ka qeyb galay.
C/rashiid C/laahi Xeydar
Rashiid123@gmail.com
www.jiinwabi.net
Bank of Somali Rivers
Mogadisho Somalia
Comments are closed.