All posts by xeydar »

Xasan Mahad Cabdi maamulka isbitaalka jowhar oo fahfaahin ka bixiyay xalada dadkii xalay ku dhawacmay qaraxii ka dhacay magalada jowhar

Xasan Mahad Cabdi maamulka isbitaalka jowhar oo fahfaahin ka bixiyay xalada dadkii xalay ku dhawacmay qaraxii ka dhacay magalada jowhar

xeydar November 29, 2013 Comments Off

             Maamulaha isbitaal Goboleedka Jowhar Xasan Mahad Cabdi ayaa ka war bixiyay xaalada dhibanayaal la gaarsiiyay isbitaalka kuwaasi oo wax ku noqday Qarax xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee

Read More »
Kulan Looga Hadlayay Arrimaha Bulshada ee soo qaban qaabisay Dalladda Mideynta Dhallinyarada Soomaaliyeed USYU ayaa Lagu Qabtay Muqdisho.

Kulan Looga Hadlayay Arrimaha Bulshada ee soo qaban qaabisay Dalladda Mideynta Dhallinyarada Soomaaliyeed USYU ayaa Lagu Qabtay Muqdisho.

xeydar November 29, 2013 Comments Off

                                                                   

Read More »
Somalia names new bank governor after graft charges

Somalia names new bank governor after graft charges

xeydar November 28, 2013 Comments Off

Somalia appointed a temporary governor for the central bank Thursday, the third official in just over a year designated to head an institution mired by corruption allegations. Prime Minister Abdi Farah Shirdon said the

Read More »
TALIYAHA CIIDANKA BOOLIISKA SOOMAALIYEED OO GANACSATADA SHIDAALKA KU EEDEEYAY DABKII MAANTA KA KACAY MUQDISHO.

TALIYAHA CIIDANKA BOOLIISKA SOOMAALIYEED OO GANACSATADA SHIDAALKA KU EEDEEYAY DABKII MAANTA KA KACAY MUQDISHO.

xeydar November 28, 2013 Comments Off

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Generall Cabdi-Xakiin Daahir Saciid Saacid ayaa waxa uu sheegay in shacabka ay horay uga digeen in ay si sharci daro ah ugu ganacsadaan goobaha Shidaalka iyo Hareeraha Wadooyinka, taa oo

Read More »
Dab khasaare hantiyeed geystay oo ka kacay Muqdisho, welina ka socda iyo faahfaahino ka soo baxaya

Dab khasaare hantiyeed geystay oo ka kacay Muqdisho, welina ka socda iyo faahfaahino ka soo baxaya

xeydar November 28, 2013 Comments Off

Dab xooggan ayaa ka kacay garaash weyn oo lagu iibiyo gaadiidka iyo shidaalka oo ku yaalla isgoyska lambar afar ee magaalada Muqdisho, iyadoo dabku dabku nmarba marka kasii dameysa uu sii xoogeysanayo, waxaana laga

Read More »
Sidee loo gaarsiin karaa gargaar Gobolka SH/Dhexe magaalada Jowhar iyo Tuulooyinka ku teedsan

Sidee loo gaarsiin karaa gargaar Gobolka SH/Dhexe magaalada Jowhar iyo Tuulooyinka ku teedsan

xeydar November 27, 2013 Comments Off

Fatahaada biyaha wabiga Shabele  oo faraha ka baxay iyo dagaalo u dhaxeeya qabaa’iilada laf dhabarka u ah Gobolka SH/Dhexe ayaa sababtay in ay haatan macluul iyo gaajo ku timaado kumanaan qoys oo beeraley ah.

Read More »
Fresh displacement begins in Jowhar after river floods resume

Fresh displacement begins in Jowhar after river floods resume

xeydar November 26, 2013 Comments Off

  People in Jowhar town begun new displacement after Shabelle river resumed to flood. Hundreds of families were seen fleeing from their homes on Saturday and Sunday seeking shelter from other places including nearby

Read More »
Dadka reer Jowhar oo saakay xaaladoodu alow sahal tahay ka dib fatahaad cusub oo uu sameeyay webiga Shabeelle

Dadka reer Jowhar oo saakay xaaladoodu alow sahal tahay ka dib fatahaad cusub oo uu sameeyay webiga Shabeelle

xeydar November 26, 2013 Comments Off

Wabiga Shabelle ayaa xalay fatahaad hor leh ka geystay galbeedka magaalada Jowhar, iyadoo saakay laga barakacayo Tuulooyin badan oo dhaca galbeedka magaalada. Fatahaadan cusub ee uu geystay wabiga ayaa waxaa uu culeys weyn ku

Read More »
Xarakada Al-shabab oo ka hadashay fatahaada Webiga Shabeele ee Jowhar iyo dagaalo ka dhacay

Xarakada Al-shabab oo ka hadashay fatahaada Webiga Shabeele ee Jowhar iyo dagaalo ka dhacay

xeydar November 26, 2013 Comments Off

Xarakada Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay waxay ka hadashay fatahaada uu webiga Shabeelle ka geystay deegaano hoostaga magaalada Jowhar iyo sidoo kale dagaalo beeleedka muddooyinkii dambe ka dhacayey deegaanada bari ee duleedka magaalada Jowhar,

Read More »