All posts by jiinka »
Jowhar Oo Xalay Ka Dhacay Dagaallo
Dagaallo culus oo lagu qaaday xaafad katirsan magaalada Jowhar oo ay saldhigyo ku leeyihiin ciidanka DF-ka. Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xalay fiidkii dagaallo ka dhaceen xaafadda Horseed ee dhacda bariga magaaladaasi, Dagaalka
Read More »Dib U Dhiska Ay Turkiga Ku Sameenayan Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay iney xoojineyso mashaariicda hormarineed ee ay ka waddo gudaha magaalada Muqdisho, Ayadoo mashaariicdaasi uu ugu horeeyo dib u dhiska Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Shirkado Turki ah
Read More »Horyaalka Dalkeena Oo Ay Isu Diyaarineysa Kooxyada Wada-Ciyaareysa
Kooxda kubadda cagta ee Dekadaha ee heerka koowaad ayaa garoonka Koonis stadium ku qaadaneyso tababar ay isugu diyaarineyso horyaalka heerka koowaad ee kubadda cagta ee dalkeena. Waxaa imbadan u socday tababaro aad u
Read More »Dalka Koonfur Afrika oo Mar kale lagu Boobay Ganacsato Soomaaliyeed
Ilaa lix iyo toban dukaan oo ay ku leeyihiin Ganacsato Soomaaliyeed tuulada Kokstad ee gobolka Kwazulu Natal ee dalka Koonfur Afrika ayaa la boobay 4 kalene dab ayaa la qabadsiiyay kadib markii burcad u
Read More »Kismaayo Oo Lagula Eegtay Qarax
Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa ku waramayaa inuu saaka halkaasi ka dhacay qarax khasaro geestay. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa dadka deegaanka ay inoo sheegeen in
Read More »Maanta oo Muqdisho Looga Dhawaaqay Dhalinta Shirkada Korontada
Mas’uuliyiin ka socotay wakaaladda xooga krorntadda soomaaliyeed, qaar ka mid ah shirkadaha korontada ee dalka ka howlgala iyo marti sharaf kale ayaa ka soo qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay shirkad cusub oo ka
Read More »Madaxweyne Xasan Sheekh Oo la kulmay Wakiilka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya
Kulamadaan maanta uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud la qaatay safiirrada Maraykanka iyo Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, ayaa diirada lagu saaray, qorshaha siyaasaddeed ee dowladda, waxqabadkii sannadkan iyo arrimo kale
Read More »Iska Horimaad Duleedka Beledweyne Ka Dhacay
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay hal qof oo kalena waa uu ku dhaawacmay dagaal beeleed shalay gelinkii dambe ka dhacay deegaanka Deefow oo 22 km waqooyi galbeed kaga beegan magaalada Beledweyne ee
Read More »