All posts by jiinka »

maamulka gobolka hiiiraan iyo ciidanka amisom oo wado qorsho dagaal ay kula wareegayaan degmooyinka ka tirsan g/hiiran ay xiligan ku sugan yihiin xarakakada al shabaab

maamulka gobolka hiiiraan iyo ciidanka amisom oo wado qorsho dagaal ay kula wareegayaan degmooyinka ka tirsan g/hiiran ay xiligan ku sugan yihiin xarakakada al shabaab

jiinka February 28, 2014 Comments Off

dhawaan ayaaey ahayd markii kulan balaaran ay wada galeen odayaasha dhaqanka g/hiiiraan iyo saraakiisha ciidanka amisom iyo kuwa dowlada ee ku sugan magaalada beledweyne kulanka ayaa axaa loga hadalay sidii maamulka iyo odayasha ay

Read More »
maxaad ka taqaanaa gobolka hiiraan

maxaad ka taqaanaa gobolka hiiraan

jiinka February 11, 2014 Comments Off

magaalada beledweyne xarunta gobolka hiiraan waa magaalo istaajiyad ah oo ku taala bartamaha dalka somaaliya magaalada beled weyne waxaa degan ilaa 14 beeloood beelood uu ka dhaxeyo dhaqan soo jiren ah oo ay ka

Read More »

labo qarax oo sababay dhaawacyo kala duwan ayaa ka dhacay magaalada muqdisho

jiinka February 10, 2014 Comments Off

ilaa iyo 4qof ayaa dhaawacyo culus ka soo gaareen ka dib markii u qarax uu ka dhacay xaafada shibis ee magaalada muqdisho halkaa uu ka soconayay shir looga hadlayay nabadgelyada magaalada muqdisho iyadoo halkaasi

Read More »
beeraleyda gobolka hiiraaan oo hayada shabele foundation ka codsaday in gacan ka siiso xirida fatahadaa iyo abuurka beeraha

beeraleyda gobolka hiiraaan oo hayada shabele foundation ka codsaday in gacan ka siiso xirida fatahadaa iyo abuurka beeraha

jiinka February 9, 2014 Comments Off

beerleyda ku dhaqan deegaano ka tirsan gobolka hiiraan beeraleyda iyaga ku hareereysan tuulooyinka wax soo saarka caanka ku ah  ee ku dhow magaalada beledweyne ayaa waxa ay ka codsadeen shabeele foundation in ay ka

Read More »

maamulka degmada beledweyne oo si ku meel gaar ah u furay wadada hor marta aargada weyn e magaalada oo dayctir ku socday mudo ka badan 2bilood

jiinka February 9, 2014 Comments Off

maraasuuliyinta maamulka gobolka iyo kan degmadaa beledweyne ayaa dadaal u galay sidii aargada oo dabayaaqadii sanadkii hore ku bur burtay qaraxii ka dhacay albaabka hore ee saldhiga magaalda beledweyne xili ay halkaas ay ku

Read More »
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “BURUNDI WAA WALLAALO DHAB AH OO NAFTOOD NOO HURAY” “WAR-SAXAAFADEED”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “BURUNDI WAA WALLAALO DHAB AH OO NAFTOOD NOO HURAY” “WAR-SAXAAFADEED”

jiinka February 8, 2014 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ammaanay doorka Brundi oo uu sheegay inay yihiin Wallaalo dhab ah. Madaxweynaha ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Brundi H.E. Laurent Kavakure, oo

Read More »
Subject: The Second Appeal International for last war between 6 Shidle Clans & Commissioner

Subject: The Second Appeal International for last war between 6 Shidle Clans & Commissioner

jiinka February 8, 2014 Comments Off

       of Balcad District – Middle Shabelle Region The excellences office, Our best greeating we are 6 Shidle Clans living the banks of River Shabelle particularly Balcad district, middle Shabelle region, in

Read More »
Howl Galo Lagu Xaqijinayo Amaanka Magaalada Gaalkcayo

Howl Galo Lagu Xaqijinayo Amaanka Magaalada Gaalkcayo

jiinka September 16, 2013 Comments Off

Ciidamada amaanka Puntland oo wata gaadiidka dagaalka iyo kuwa lagu qaado maxaabiista ee loo yaqaan shabaqlaha ayaa waxay saaka Hawlgal amaanka lagu xaqiijinayo ka bilaabeen bartamaha magaalada Gaalkacyo gaar ahaan suuqa weyn ee magaalada

Read More »
Jowhar Oo Wabiga Shabeelle Hakinta Fatahaadda Lagu Guuleystay

Jowhar Oo Wabiga Shabeelle Hakinta Fatahaadda Lagu Guuleystay

jiinka September 14, 2013 1

Maamulka gobolka Shabeelada Dhexe, ganacsatada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Jowhar oo iskaashanaya ayaa ku guuleystay iney yareeyaan saameynta fatahaada Wabiga Shabelle uu ku yeeshay magaalada Jowhar   Iyadoo maalmihii

Read More »