ilaa iyo 4qof ayaa dhaawacyo culus ka soo gaareen ka dib markii u qarax uu ka dhacay xaafada shibis ee magaalada muqdisho halkaa uu ka soconayay shir looga hadlayay nabadgelyada magaalada muqdisho iyadoo halkaasi ay ku kulan sanaayeen masuuliyyiin sar sare oo ka tirsan dfsomaaliya inkastoo qaraxaan si weyn looga maqlin xaafdaha magaalada muqdisho ayaa waxaa yareyd dhibaatada soo gaartay dadka rayidka ah,qarax ka dib waxaa halkaasi gaaray masuuliyiin ka tirsan maaulka gobolka banaadir iyo saraakiil ka tirsan dfsomaaliya.
qarax kale ayaa ka dhacay agagaarka hotel inbaasador ee magaalda muqdisho kaas oo lala eegtay gudoomiye ku xigeenka gobolka shabeelada hoose arimaha amaanka masuulkaan ayaa waxyaabaha qarxa loogu xiray garigiisa inkastoo aysan jirin cid kale ee wax ku noqotay marka laga reebo masuulkaas oo dhawac ka soo gaaray lugta oo la jaray sida uu sheegay
gudoomiyaha gobolka shabelada hoose cabdiaadir siidi oo soo gaaray isbitaalka lagu daaweynayay masulkaasi,saraakil ka tirsan dfsomaaliya iyo gaadiidka dab damiska ayaa soo gaaray goobtaasi inkastoo bur bur xoog leh uu soo gaaray gaarig gudoomiyaha gobolka shabelad hoose
cabdiqadir siidi ayaa sheegay in ay wadaan baaritaan lagu doonyo in la helo cidi ka danbeysay,isagoo ku eedeyay gudoomiyaha qaraxaasi in ay ka danbeyeen xrkada al shabaab oo ka soo hor jeeda siyaasada dowlada iyo joogi taanka ciidamada shisheeye gudaha dalka soomaaliya
cismaan aaden careys areys22@hotmail.com
Comments are closed.