maamulka degmada beledweyne oo si ku meel gaar ah u furay wadada hor marta aargada weyn e magaalada oo dayctir ku socday mudo ka badan 2bilood

jiinka February 9, 2014 Comments Off

maraasuuliyinta maamulka gobolka iyo kan degmadaa beledweyne ayaa dadaal u galay sidii aargada oo dabayaaqadii sanadkii hore

ku bur burtay qaraxii ka dhacay albaabka hore ee saldhiga magaalda beledweyne xili ay halkaas ay ku sugnaayeen  cidamda boliska iyo kuwa amisom ay soo werareen xarakada al shabaab oo sida weyn uga soo horjeeda dfsom iyo joogitaanka cidamada shisheye gudaha dalka soomalliya

qaraxaas oo ay ku geeriyoodeen dad faro badan iyo cidamada dfsomaaliyaba,ayeey maamulka gobolka iyo kuwa amisomba ay xireen iyadoo bulshada magaalada caqabad weyn ay kala kulmen intii ay wadadaas ay xirneyd iyadoo ay dadka isugu tageen marida wadadad loo yaqano yoobsan oo ah wado ay ku badan yihiin ganacsatada waratada ah bulshada reer beledweyne ayaa si weyn u soo dhaweyay furida wadaasi oo muhiim u ah dadka iyo gaadiidkaba

 

 

Comments are closed.