All posts by jiinka »
Kenyan police kill suspected militant in raid, seize arms
Kenya has suffered a series of grenade and gun attacks since it sent troops into neighboring Somalia in October 2011 in pursuit of insurgents it blames for kidnapping security personnel and Western tourists from
Read More »Howlo Nadaaradeed Oo Ay Maanta Ka Socdaan Qeybo Ka Mid Ah Gobolka Banaadir[Sawiro]
Mas’uuliyiin ka titsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta kormeer ku tagay goobo badan oo ka soconayaan howlo nadaafadeed ee looga qaadayo qashinka yaala goobahaasi iyadoo dowlada hoose ee dalka Turkiga ay ugu deeqday dowlada
Read More »Wufuud Ka Socda Galmudug Oo Soo Gaaray Muqdisho
Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale qeybdiid ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho,isaga iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada maamulkaasi. Ujeedada imaatinka madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ah sidii uu
Read More »Madaxweynaha Oo Ka Qeyb-Galay Shirka UK Ee G8
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron, Isla markaana ka qeybgalay xafladda dhalashada Boqortooyada UK, isla galabtanah khudbad ka jeediyey shirka hordhaca G8
Read More »Wufuud Ka Qeyb Galeysa Shirka Waxbarashda Dalka
Wafuud isugu jirto wasiirro iyo aqoonyahano ka kala socda maamulladda Galmudug,Puntland iyo kuwo kale oo ka yimid dalka dibadiisa ayaa maanta soo gaaray magaalada muqdisho. Ergadan ayaa waxa ay ka qeyb gali doonaan
Read More »AMISOM concludes Gender Workshop on drafting Somalia’s National Gender Policy
He Gender Unit of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) today concluded a four-day workshop on drafting Somalia’s National Gender Policy held in Kampala-Uganda at Golf Course Hotel. Participants identified key opportunities
Read More »Shirka Kambala Oo Looga Hadlayo Sinnaanta & Arrimaha Jinsiga
Magaalada Kambala ee xarunta wadanka Ugaanda ayaa waxaa ka socada shir looga hadlayo arrimha jinsiga iyo sidii horumraka wadanka kaalintooda looga siin lahaa haweenka Soomaaliyeed. Shirkan ka dhacay magaalada Kambala ayaa looga hadlaya
Read More »Jowhar Oo Laga Dareemayo Dhaq-DHaqaaq Ciidan
Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/dhaxe ayaa Sheegaya in dhaq dhaqaayo Ciidan Maamulka gobolka sh/dhaxe uu ka wado Deegaanno ka tirsan Gobolka Sh/dhexe. Ciidamo Farabadan oo magaalada jowhar lagu dhex arkayo kuwa Maamulka Gobolka
Read More »Biyo Galinta Muqdisho Oo Khartuum Lagu Soo Gab-Babeeyay
Aqoon iswaydaarsigaan oo ay fulintiisa iska kaashadeen Wasaarada Khayraadka Dalka ee Soomaaliya, Wasaarada Khayraadka Biyaha ee Dowladda Sudan iyo Bankiga Horumarinta Islaamka ayaa waxa looga hadlay sidii loosoo bandhigi laha Istaraatiijada Biyo galineed ee
Read More »