All posts by jiinka »

Saraakiil Mareekan Ayaa Soomaaliya Ku Soo Wajahan

Saraakiil Mareekan Ayaa Soomaaliya Ku Soo Wajahan

jiinka June 28, 2013 Comments Off

Dowlada Mareykanka oo qorsheyneysa inay balaariso howlgalkeeda Meleteri ee ay kula dagaalameyso Ururada Xariirka la leh Al-Qaa’ida ee ka dagaalamaya Qaarada Africa.   Sida lagu qoray warbixinta Saraakiisha Meleteriga Mareynkanka u qaabilsan Malitariga Africa

Read More »
Wufuud-yo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

Wufuud-yo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

jiinka June 28, 2013 Comments Off

Gudoomiyaasha baarlamaanada Maamul goboleedyada soomaaliyeed ee Puntland iyo Galmudug C/rashiid Maxamed Xirsi iyo Xuseen Maxamuud Heyl ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.   Gudoomiyaha baarlamaanka maamul gobaleedka Galmudug waxaa la socday xildhibaano kamid ah

Read More »
Siiri-liyon Oo Howlgalo Ay Ku Qabteyn Al-Shabaab

Siiri-liyon Oo Howlgalo Ay Ku Qabteyn Al-Shabaab

jiinka June 27, 2013 Comments Off

Wasiirka difaaca dalka Sierra Leone ayaa sheegay in kaalinta ay ka qaadanayaan Sidii Soomaaliya ay dib ula soo noqon lahayd hanaankeedii dowladnimo, Isagoona tilmaamay in sababta ay qeybta kaga yihiin AMISOM ku sheegay inay

Read More »
Magaalada Kismaayo Oo Ka Dhacay Qarax

Magaalada Kismaayo Oo Ka Dhacay Qarax

jiinka June 27, 2013 Comments Off

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegayo in labo qarax oo waweyn goor dhaw in lala beegsaday Kolanyo gaadid ah oo ay wateen Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika AMISOM ee ku sugan

Read More »
Xassan Daahir  Oo Wadahadal Dowlada Lagashay

Xassan Daahir Oo Wadahadal Dowlada Lagashay

jiinka June 27, 2013 Comments Off

Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ay wada hadal la gasho Xassan Daahir Aweys iyo cid weliba oo kasoo goosata Ururka Al Shabaab ee dagaalada kula jira dowlada

Read More »
Uganda & Dowlada Kenya OO Ay Al-Shabaab Khatartooda Kaga Hortigidoonaan

Uganda & Dowlada Kenya OO Ay Al-Shabaab Khatartooda Kaga Hortigidoonaan

jiinka June 26, 2013 Comments Off

Madaxweynayaasha Kenya iyo Uganda si wada jir ah u kulmay ayaa sheegay inay ka wada shaqeyn doonaan Sidii wadamo badan ay u heli lhaayeen hanaankii dowladnimo ay ku noolaayeen.   Labada Madaxweyne ayaa si

Read More »
Somalia Sheikh Hassan Dahir Aweys captured

Somalia Sheikh Hassan Dahir Aweys captured

jiinka June 26, 2013 Comments Off

Unconfirmed reports from Somalia indicate that one of the senior officials of the radical Islamist al-Shabaab, Sheikh Hassan Dahir Aweys has been captured and taken into custody.   Sheikh Aweys had fallen out of

Read More »
Qaar Kamid Ah Gobolada Dalka & Magaalada Muqdisho Looga Xusay 26-ka June

Qaar Kamid Ah Gobolada Dalka & Magaalada Muqdisho Looga Xusay 26-ka June

jiinka June 26, 2013 Comments Off

Saqda dhexe Xalay ayaa Calanka laga taagay faraaraha Xarunta Villa Soomaaliya. Waxaa taagnaa goobta madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Gudoomiyaha Baarlamaanka, wasiiro, Xildhibaano, Saraakiisha iyo ciidamadooda oo ay ka mid ahaayeen kuwa bambeyda iyo qeybo kale

Read More »
Shirkii Labaad Ee Qaahira Oo Ay Ka Qeyb Galeyn Wufuud Ka Socday Dowlada Soomaaliya

Shirkii Labaad Ee Qaahira Oo Ay Ka Qeyb Galeyn Wufuud Ka Socday Dowlada Soomaaliya

jiinka June 25, 2013 Comments Off

Wafdi ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgalaya maalintii Labaad Shir goboleedka wadamada Carbeed ee ku saabsan dadka iyo Horumarinta ( Regional Conference on Population and Development in the Arab states) ,  

Read More »