Magaalada Kismaayo Oo Ka Dhacay Qarax

jiinka June 27, 2013 Comments Off
Magaalada Kismaayo Oo Ka Dhacay Qarax

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegayo in labo qarax oo waweyn goor dhaw in lala beegsaday Kolanyo gaadid ah oo ay wateen Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika AMISOM ee ku sugan Magaalada Kismaayo.

 

Wararka waxeey intaasi ku darayaan in labada qarax loo adeegsaday Miinooyin dhulka lagu aasay ,

 

Islamarkaana lala beegsaday Kolanyo gaadiid aah oo ay wateen ciidamada wadanka Seralion oo marayay xaafada Faanoole gaar ahaan agagarka Masjidka Sh.Jaamac ee magaalada Kismaayo.

 

Ilaa iminka lama oga qasaaraha soo garay Ciidamadaasi, Waxeeyna la maqyayaa dhawaqa rasaas teel teel ah o ay ridayaan ciidamadaasi,waxeeyna xireen Wadadooyinka soo galo goobta ay qaraxyadaasi ka dhaceen.

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.