All posts by jiinka »

Dib U Dhiska Soomaaliya Oo M.Afrika Codsaday

Dib U Dhiska Soomaaliya Oo M.Afrika Codsaday

jiinka July 21, 2013 Comments Off

Midowga Africa ayaa ka codsaday dowladda Shiinaha in ay gacan ka geysato sidii ammaan iyo xasilooni loogu soo dabaali lahaa wadamada dhibaatooyinka ay ka taaganyihiin ee Africa oo somaliyana ay ku jirto.   Gudoomiyaha

Read More »
Jowhar Oo Ku Dagaalamay M.Beeleedyo

Jowhar Oo Ku Dagaalamay M.Beeleedyo

jiinka July 20, 2013 Comments Off

Maamulka gobolka Shabeelada Dhexe ayaa ku guuleystay inuu heshiisiiyo beelo walaalo ah oo wada dega tuulooyin ku yaala Bariga magaalada Jowhar kuwaasi oo Maleeshiyo beeleedyo ka kala tirsan ay horey u dagaalameen.   Guddoomiyaha

Read More »
Sharciga Gaadiidka Oo Ay Ku Baaqeyn Baarlamaanka

Sharciga Gaadiidka Oo Ay Ku Baaqeyn Baarlamaanka

jiinka July 20, 2013 Comments Off

Guddi gaadiidka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dalbaday Wasaarada Gaadiidka oo iyada iyo Warfaafinta ay hoostagto C/laahi Ciilmooge Wasiirka warfaafinta in Baarlamaanka la horkeeno sharciga Gaadiidka dalka.   Xildhibaan Cusmaan Aadan Dhuuboow Guddoomiyaha Guddiga Gaadiidka

Read More »
Qarax Amisom Lagula Eegtay Kismaayo

Qarax Amisom Lagula Eegtay Kismaayo

jiinka July 20, 2013 Comments Off

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose qarax khasaare geestay ayaa ciidanka AMISOM lagula eegtay Magaalada Kismaayo.   Qaraxan ayaa waxaa lala eegtay ciidanka Sera leon ee ku

Read More »
Maalintii 2aad Shirka Saudi Arabiya Ee A.Bulshada

Maalintii 2aad Shirka Saudi Arabiya Ee A.Bulshada

jiinka July 19, 2013 Comments Off

Shirka wadamada deeq bixiyayaasha Khaliijka oo ka socda magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga ayaa looga hadlayaa arimo ay kamid yihiin sidii Soomaaliya looga horumarin lahaa dhinacyada Adeega Bulshada, ayadoona shirka Soomaaliya ay kaga qeyb

Read More »
Diyaargarow Oo Maamulka Uga jira Xuska Galmudug

Diyaargarow Oo Maamulka Uga jira Xuska Galmudug

jiinka July 19, 2013 Comments Off

Maamulka Galmudug ayaa diyaargarow balaaran ugu jira xuska sanadguuradii Todobaad ee ka soo wareegtay markii la aas’aasay maamulkaasi.   Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulkaasi Axmed Baasto ayaa sheegay in maamulku uu diyaarqarow aad u

Read More »
Magaalada Saylac Dad Ugu Geeriyooday Haraad

Magaalada Saylac Dad Ugu Geeriyooday Haraad

jiinka July 19, 2013 Comments Off

Ilaa iyo sideed ruux oo isugu jira Rag iyo Dumar ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay haraad iyo dabeylo ugu geeriyoodeen deegaano hoos yimaada magaalada Saylac ee maamulka Somaaliland.   Maxamed Faarax Nuur

Read More »
Heshiiskii S.land & Soomaaliya Oo Golaha W. Aqbalay

Heshiiskii S.land & Soomaaliya Oo Golaha W. Aqbalay

jiinka July 18, 2013 Comments Off

Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah.   Golaha Wasiirada ayaa

Read More »
Amisom Oo  Buuxinaysa Meelaha  Ay Itoobiya Kabaxeyn

Amisom Oo Buuxinaysa Meelaha Ay Itoobiya Kabaxeyn

jiinka July 18, 2013 Comments Off

Shirjaraa’id uu maanta ku qabtay xarunta ciidanka AMISOM ee xalane Afhayeenka AMISOM Cali Aadan Xumad ayaa wuxuu kaga hadlay xaaladaha ammaan ee dalka ka bixitaanka ciidanka Ethiopia ee Magaalada Baydhabo,iyo xaaladaha amni ee Kismaayo.

Read More »