Ilaa iyo sideed ruux oo isugu jira Rag iyo Dumar ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay haraad iyo dabeylo ugu geeriyoodeen deegaano hoos yimaada magaalada Saylac ee maamulka Somaaliland.
Maxamed Faarax Nuur oo ah taliyaha ciidamada Booliska ee magaalada Saylac ayaa sheegay in dadkani oo ahaa kuwa lugaynayay ay marar kala duwan geeriyoodeen.
Taliyaha ayaa waxa uu sheegay in xiligani ay dhacayaan dabeylo xoogan taasina ay keentay in dadka reer miyiga ah ee socotada aysan u dul qaadan Karin dabeylaha.
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.