All posts by jiinka »
Dagaalkii Afmadow Ay Amisom Ku Dishay 3.Ajnabi Ah
Dadka dhintay ayaa la sheegay inay ku jiraan seddex ruux oo ajaaniiba ah kuwaasi oo ciidamada Alshabaab la socday kuna dhintay degmada Afmadow weerarka lagu qaaday, sida wakaalada wararka Xinhua ay kasoo xigatay saraakiil
Read More »Gudi Oo Dowlada U magacowday Bur-Burkii Diyaarada
Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay xaqiijinaysaa in garoonka diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle, Muqdisho ay ku gubatay diyaarad xamuul ah. Ilaa iyo hadda xogta hor-u-dhaca ahi waxay tilmaamaysaa in dhacdadani tahay shil cilad
Read More »Diyaarad Ku Burburtay Garoonka Muqdisho
Afar kamid ah shaqaalaha diyaarada ayaa ku dhintay labo kale way ku dhaawacmeen, kadib markii diyaarad nooca duulimaadka oo ay la socdeen ay shil ku gashay maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, sida lagu
Read More »Ra’iisul w.saacid Oo Hambalyo Ciida Shacabka U Diray
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa halkaan caawa Hamabalyo uga diraya dhamaan shucuubta islaamka gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. “Anigoo ku hadlaya
Read More »Guddoomiyaha Gobolka Sh.Hoose Oo Shacabka Si Nabad Ah Ku Ciideen sanadkan
Guddoomiyaha gobolka shabelaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa munaasabadda ciidul fitriga awgeed hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay ku noolyihiin gaar ahaan dadka ku dhaqan gobolkaasi. Cabdiqaadir Maxamed Nuur
Read More »MADAXWEYNE FAROOLE OO UDIRAY HAMBALYO SHACABKA
Madaxweyne C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo ka hadlay ciidul fidriga ayaa waxa uu sheegay in ciidani ay tahay in la gargaaro dadka fuqurada ah ee aan wax heysan inta laga gargaari karo. Mr
Read More »Wasaarada H. Oo Ay Dalka yeman Deeq W. ka Heshay
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada ee Xukuumada Soomaaliya Drs Maryan Qaasim oo maanta shir jaraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegtay in deeq waxbarasho ah ay ka heleen dalkaYeman, kaasi oo ay
Read More »Kismaayo Oo Kenya Ka Bixitaanka Shuruud ku xirtay
Dowlada Kenya, ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay wareejiso ilaalinta magaalada dekada muhiimka leh ee Kismaayo,iyadoo ka digtay in nidaam darada Kismaayo ay sababi karto in Alshabaab ay ku dhiiradaan weerarka Kismaayo.
Read More »Dagaal Khasaare Geystay Oo Afmadow ka dhacay
Wararka ka imaanaya Degaanka Afmadow ayaa sheegay in Dagaal u dhaxeeya Al-Shabaab iyo Ciidamadda Jubbaland Waxaana lasheegay in Weraarka ay kusoo qadeen Al-Shabaab Afmadow. Dagaalka ayaa Toos u bilowday Saacadu Markay ahayd Afartii
Read More »