Wararka ka imaanaya Degaanka Afmadow ayaa sheegay in Dagaal u dhaxeeya Al-Shabaab iyo Ciidamadda Jubbaland Waxaana lasheegay in Weraarka ay kusoo qadeen Al-Shabaab Afmadow.
Dagaalka ayaa Toos u bilowday Saacadu Markay ahayd Afartii galabnimo ee geeska Afrika Waxaana wararku Shegayaan in Dagaalka ay Markii Dambe kusoo Bireen Ciidamadda AMISON
khasaaraha kadhashay Weraarka ay Al-shabaab so qaaday ayaa waxaa lashegayaa in Dagalkaas ay ku dhinteen 9 Dhimasho ah oo Al-Shabaab ah iyo Waliba 3 qof oo Ciidamadda Jubbaland ah Sida ay shegeen Dad goobjogayaal ah.
Wararka ayaa shegaya in isgaarsiinta Degmada Afmadoway Hawadada kamaqantahy Kadib Xiriiro an lasamaynay Madaxda Jubbaland siiba Saraakisha Jubbaland.
Wali Wax war ah kamasoo Bixin Al-Shabaab oo weraarta Ciidamada Jubbaland ee ku Sugnaa Afmadow Balse Kooxda Al-Shabaab ayaa Bisha Ramadaan inta lagu Jiray Kordhisay Weraarada ay ku qaadayso Ciidamada
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.