All posts by jiinka »

Degmada Jalalaqsi Oo Xaalad nolol xumu Ay Ka Jirto

Degmada Jalalaqsi Oo Xaalad nolol xumu Ay Ka Jirto

jiinka August 23, 2013 Comments Off

Barakacayaasha Ku Nool Xaalad oo aad u liidato ayaa soo wajahday qoysas barkacyaal ah oo ku nool dagmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan kuwaa oo dalbaday in la caawiyo.   Nolosha dadka barakacayaasha ah ee

Read More »
Swedish politician attacked in Somalia’s Mogadishu

Swedish politician attacked in Somalia’s Mogadishu

jiinka August 22, 2013 Comments Off

Gunmen have killed two men and wounded Swedish politician Ann-Margarethe Livh, 64, after firing on their vehicle in Somalia’s capital, Mogadishu, officials say.   The three were shot as they were returning to Ms

Read More »
Kulan Oo Ay Golaha wasiirada Ugu Hadlayn Arimo Xasaasi Ah

Kulan Oo Ay Golaha wasiirada Ugu Hadlayn Arimo Xasaasi Ah

jiinka August 22, 2013 Comments Off

Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa,   Kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyagoo uga hadlay qodobo dhowr ah oo la

Read More »
Sweden Oo ka warbixisay haweeney lagu dhaawacay Muqdisho

Sweden Oo ka warbixisay haweeney lagu dhaawacay Muqdisho

jiinka August 22, 2013 Comments Off

Dowladda Sweden ayaa xaqiijisay in haweeney Swedish ay ku dhaawacantay weerar koox dabley ah ay maanta magaalada Muqdisho ka geysatay, kaasoo sidoo kale lagu dilay laba qof oo kale.   Afhayeen u hadashay wasaaradda

Read More »
Kismaayo deeqdii Turiga uu geeyay oo ku faraxsan J.land

Kismaayo deeqdii Turiga uu geeyay oo ku faraxsan J.land

jiinka August 22, 2013 Comments Off

Markab deeq gar gaar ah siday ayaa ku soo xirtay dekada Kismaayo iyadoo deeqdii Markabkaas saarneydka loo qeybiyay dadka danyarta ah ee Kismaayo kusugan.   Maamulka Jubbaland ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa Turkiga

Read More »
Kulan Looga Hadlayay Sharciga Maalgeshiga Dalka

Kulan Looga Hadlayay Sharciga Maalgeshiga Dalka

jiinka August 21, 2013 Comments Off

Ujeedada shirkan ayaa ah sidii loo heli lahaa sharci iyo nidaam lagu hago sharciga maalgashiga dalka si loogu guuleysto dib-u-soo celinta ilihi dhaqaale ee dalka oo meesha ka baxay 20kii sano ee la soo

Read More »
FIFA Oo Macalimiin Soomaaliyeed U Xirtay Taba-Bar

FIFA Oo Macalimiin Soomaaliyeed U Xirtay Taba-Bar

jiinka August 21, 2013 Comments Off

Khabiir ka socday xiriirka kubadda cagta aduunka ayaa tababar mudo 5 maalmood soconayay u soo gabagebeeyay macalimiin soomalaiyeed. Tababarkan ayaa markii u dhamaaday waxaa shahaadooyin la gudoonsiiyay macalimiintii ka faa’ideeystay oo kor u dhaafeeysay

Read More »
Jowhar Oo Ay Ka Socdaan Howlgalo Balaaran

Jowhar Oo Ay Ka Socdaan Howlgalo Balaaran

jiinka August 21, 2013 Comments Off

Ugu yaraan 50 ka mid ah dhalinyarada ku nool degmada Jowhar ayaa maanta lagusoo qabqabtay howgallo ay manta ka fuliyeen ciidamada nabad sugidda dowladda ee gobolka shabeellaha dhexe gaar ahaan degmada Jowhar.   Ciidamada

Read More »
Haweenay Swedish Oo Muqdisho Lagu Dhaawacay

Haweenay Swedish Oo Muqdisho Lagu Dhaawacay

jiinka August 21, 2013 Comments Off

Kooxo hubaysan ayaa goordhaweyd ilinka hore ee Jaamacada Soomaaliya Degmada Hodan ku hor dilay wiil la sheegay inuu ahaa turjumaan iyo Askari Soomaaliyeed.   Falkaan ayaa wuxuu ka dambeeyay kadib markii kooxo hubaysan ay

Read More »