Ugu yaraan 50 ka mid ah dhalinyarada ku nool degmada Jowhar ayaa maanta lagusoo qabqabtay howgallo ay manta ka fuliyeen ciidamada nabad sugidda dowladda ee gobolka shabeellaha dhexe gaar ahaan degmada Jowhar.
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe waxa ay ka wadaan howlgal baaritaano ah oo Magaaladaasi ay ka wadaan.
Howlgalkaan ayaa wuxuu ka dambeeyay kadib markii xalay Magaalada Jowhar lagu dilay qof rayid ahaa.
Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay ciidanka wadaan baaritaano xaafadaha kala duwan ee Degmada Jowharna ay ka sameynayaan. Saraakiisha
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.