war »
Kulan Maanta Wada Yeeshen R.wasaaraha Soomaaliya Iyo Ku Xigeenka R.wasaaraha Turkiga
R/wasaaraha dalka Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta kulan la qaatay R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Bakir Boztag oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Kulanka oo la qaatay R/wasaare Saacid R/wasaare ku
Read More »Dhismihii Safaaradda Neeroobi Oo Si Rasmi Ah Loogu Wareejiyey Soomaaliya
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay warqadda milkiyadda dhulka safaaradda Soomaaliya ay ku lahayd magaalada Nairobi, Iyadoo sanadkii 2010-kii ay maxkamadda sare ee
Read More »Ciyaarihii maanta iyo tartankii koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE
Markacadeey oo Zilzaal darajadiisu tahay 7 rekhtar ku garaacday Benimaalik, iyo Midnimo Bawadi oo Shan gool u xiriirisay Webi shabeelle, halka Waaberi ay laba gool iyo gool ku saxriirisay Webi Shabeele2, iyo Kandara oo
Read More »Gegmada Janaale Dhanka Nolosha Waa Sidee Iyo Xaaladda Gobalka Sh. Hoose
Maamulka deegaanka Janaale ee Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladaha dhanka nolosha ah ee ka taagan Magaaladaasi kadib markii dhawaan ciidamada Dowladda Somaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen. Guddoomiyaha deegaanka Janaale Bashiir
Read More »Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Wasiirka Howlaha Guud Iyo Dib U Dhiska Dalka Oo Magaalada Khartoum Kula Kulmay Wasiirka Gaadiidka Ee Dalka Sudan[Sawiro]
Waxaa magaladda khartuum ee dalkaasi suudaan Kulan la qaatay Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska dalka Mudane Muxiyadiin Maxamed Kaalmooy Wasiirka Gaadiidka iyo Wadooyinka Dalka sudan Mudane Axmed Baabikir oo ahaa Wasiirka uu
Read More »Magaalada Kismaayo Oo Dib U Dhacay Shirkii Bari Ka Furmirabay
Maalinimada biri lagu waday in oo furmo shirka loogu go gol xaraayo in maamul Loogu dhiso Gobolada Koofureed ee wadanka Soomaaliya ayaa Galabta waxa shaaciye gudiga Maamul Usameynta Maamulkaasi in dib u dhacay.
Read More »Gobolada Jubooyinka DARAASAD: Ninba dahab lumay si u doondoon (Mushkiladda colaadda Soomaaliya waxaa tiir-dhexaad u ah Jubbooyinka gobollada ).
Dhammaadkii qarnigii 18-aad, illaa iyo maanta, waxaa ka socda gobollada Jubbooyinka ee dalka Soomaaliya baratan iyo loollan dhinaca kheyraadka (resource contest) iyo xukumidda dhaqaalaha (economic control), hardankaas oo kooxo kala duwan ay isku dayayaan
Read More »Somali Military Executes ThreeSoldiers in Mogadishu
The Somali military executed three government soldiers convicted of Somalia’s . Brothers Abbas Omar Kathiir, 26, and Abdullahi Omar Kathiir, 28, were found guilty of killing civilians Hassan Dhagole and Mohamed Farah Nur.
Read More »Madaxweynaha Ayaa La Kulmay Madaxa USAID Oo Muqdisho Soo Booqday
Madaxa hay’adda Maraykanka u qaabilsan gargaarka iyo horumarinta caalamiga ee USAID ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho, isagoo la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Booqashada Rajiv Shah, maamulaha USAID uu ku tagay magaalada
Read More »Turkish Ministers to visit Somalia and Sudan
Turkish Deputy Prime Minister Bekir Bozdag and Development Minister Cevdet Yilmaz will pay visits to Somalia and Sudan between February 22 and 24. Turkish Deputy Prime Minister Bekir Bozdag and Development Minister Cevdet
Read More »