war »
Authorities in Central Somalia Shut Down Private Radio Station
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) views with consternation and indignation the decision of Hibin and Heb administration in Adado town of Galgudud region in central Somalia to shut down a private radio
Read More »Wasiiro Baydhabo u aaday in ay xilka ka wareejiyaan Gudoomiye Cabdi Fataax Geesey.
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed iyo wasiirka Gaashaandhiga dowladda Soomaaliya C/xakiin Xaaji Fiqi oo ay wehliyaan Gudoomiyihii hore Gobolka Baay C/fataax Geesey iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ayaa maanta
Read More »QARAMADA MIDOOBAY OO RAJO WANAAGSAN KA MUUJISAY QAADISTA CUNAQABATEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku tilmaamay qaadista cuna qabateynta hubka ee Saaran Soomaaliya in ay la micno tahay in la ciribtiro sida ay sheegeen ururka Al-shabaab. Waxaana Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay
Read More »Tartanka koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE ee xaafada Caneykish oo dardar ku jira
Cayaar katirsan tartanka koobka Suleymaan Colaad Rooble ayaa maalintii Jimcaha 01/03/2013 ka dhacday garoonka Sharafiyah taasi oo dhexmartay kooxaha GUMEYSIDIID VS. WEBISHABEELE2, IF.CANEYKISH VS. WAABERI ONE, BAANOW STARS VS. BENIMAALIK, BARQASH STARS VS. MIDNIMO
Read More »WAFDI KA SOCDA MIDOWGA YURUB OO MAANTA MUQDISHO SOO GAARAY
Kuxigeenka Xogahayaha Guud ee Midowga Yurub u qaabilsan hawlgalada adeega dibadda Maciej Popowski iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa maanta soo gaaray magaalada muqdisho ayagoona kulamo la qaatay madaxda dowlada federaalka ee soomaaliya. Kuxigeenka
Read More »Faah faahin ka soo baxaya Qarax ka dhacay Maqaaxi ku dhow Xeebta Liido
Faah faahin ayaa ka soo baxeysa qarax ismiidaamin oo duhurkii maanta lagu qaaday Maqaaxida Indian Ocean oo ku taala agagaarka Xeebta Liido, iyadoo qarax kale oo gaari ahaa uu ka dhacay banaan maqaaxida.
Read More »Kulan Maanta Ay Wada Yeeshen Goloha Wasiirada Sidii Loo Ansixinlahaa Canshuur Qaadasta
Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ay maanta ku yeesheen xafiiska R/wasaaraha ayaa waxaa ugu horeyn warbixin looga dhageystay qaar ka mid ah wasiirada xukuumada fedaraalka kuwaas oo safari shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa.
Read More »EU to send Somali army trainers to Mogadishu
The European Union wants to send a share of its Uganda-based military trainers for Somalia into the conflict-battered country‘s capital Mogadishu as soon as possible, the mission‘s commander said Wednesday. “We are extremely
Read More »EU Naval Force And NATO Reaffirm Their Commitment To Work Together To Fight Piracy
piracy patrols in the International Recommended Transit Corridor (IRTC) the Force Commander of EU NAVFOR, Rear Admiral Pedro García de Paredes, met with the Commander of the NATO counter-piracy Operation Ocean Shield, Rear Admiral
Read More »Shirka Maamul U Sameynta Gobolada Oo Kismaayo Si Rasmi Ah Uga Furmay
Xarunta Gobalka Jubadda hoose ee Magaalada Kismaayo waxaa ka furmay shirka maamul usameynta Gobalada Jubbooyinka iyo Gedo oo maalmahan qaban qaabadiisa ay socotay. Boqolaal ergo ah ayaa shirka furitaankiisa fadhiyey kuwaas oo ka
Read More »