war »

Askari ka mid ah Ilaalada Prof.Dalxa oo lagu dilay degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho.

Askari ka mid ah Ilaalada Prof.Dalxa oo lagu dilay degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho.

xeydar September 16, 2012 Comments Off

Askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ahaana Ilaalada Prof.Dalxa oo lagu magacaabayay Bashiir Xuseen Cabdi ayaa maanta lagu dilay isgooska Ceelgaabta degmada X/weyne ee gobolka Banaadir, waxaana dilkiisa geystay askar kale oo ka tirsanaa

Read More »
SRSG Mahiga congratulates President Hassan Sheikh on his inauguration

SRSG Mahiga congratulates President Hassan Sheikh on his inauguration

xeydar September 16, 2012 Comments Off

SRSG Mahiga congratulates President Hassan Sheikh on his inauguration The SRSG for Somalia, Dr. Augustine P. Mahiga, congratulates His Excellency President Hassan Sheikh on the occasion of his inauguration as President of Somalia. “This

Read More »
Xafladdii caleema Saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya oo Soo Gaba gaboowday

Xafladdii caleema Saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya oo Soo Gaba gaboowday

xeydar September 16, 2012 Comments Off

Waxaa si Rasmi ah u soo Dhamaaday Munaabadda Caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya taasi oo ay ka soo qeyb galeen Mas,uuliyiin ka kala socotay Wadamada Deriska ah Beesha Caalamka ,Urur Goboleedka IGAD,Midowga Afrika iyo Jaamacadda

Read More »
Shariif Sh. Axmed Oo Si Rasmi Ah Ugu Wareejiyay Xilka Madaxtinimada Prof. Xasan

Shariif Sh. Axmed Oo Si Rasmi Ah Ugu Wareejiyay Xilka Madaxtinimada Prof. Xasan

xeydar September 16, 2012 Comments Off

 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed   Sheekh Shariif Sheekh Axmed, madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo hadalo kooban ka jeediyay madasha xafladda xil wareegta ah ayaa sheegay inay farxad weyn u tahay inuu

Read More »
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

xeydar September 16, 2012 Comments Off

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Turkiga Baker Bozdag ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho si uu uga qeybgalo munaasabada caleema saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya. Wafdiga uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka

Read More »
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaacil Cumar Geele oo Muqdisho kasoo dagay

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaacil Cumar Geele oo Muqdisho kasoo dagay

xeydar September 16, 2012 Comments Off

Waxaa goordhaweyd Magaalada Muqdisho soo gaaray Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaacil Cumar Geele iyo wafdi uu hogaaminaayo. Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay masuuliyiin

Read More »
Fanaanadda Maryan Mursal oo gabar ay dhashay ay ka qaateen gaalo, balse si xirfadeysan uga soo ceshatay

Fanaanadda Maryan Mursal oo gabar ay dhashay ay ka qaateen gaalo, balse si xirfadeysan uga soo ceshatay

xeydar September 16, 2012 Comments Off

Fanaanadda weyn ee caanka ah ee Maryan Mursal Ciise ayaa sheegtay in mid ka mid ah carruurteeda oo gabar ah ay ka qaateen Gaalo, balse waxay xustay inay si farsameysan gabadheeda uga soo ceshatay

Read More »
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUD SIDEE AYUU U XUKUMI DOONAA SOOMAALIYA?!!!!

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUD SIDEE AYUU U XUKUMI DOONAA SOOMAALIYA?!!!!

xeydar September 16, 2012 Comments Off

Doorashadii Soomaaliya gudaheeda ka dhacday 10-kii September 2012-ka waxay aheyd doorasho muujisay inay Soomaalidu is maamuli karaan illaa iyo xad dalkoodana dib u hagaajisan karaan haddii waqti ku filan loo siiyo fursad taam ah

Read More »
Madaxweynaha maamulka Puntland oo saacadaha soo socda ku fool leh magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha maamulka Puntland oo saacadaha soo socda ku fool leh magaalada Muqdisho.

xeydar September 15, 2012 Comments Off

Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan ayaa ku fool leh magaalada Muqdisho manta oo Sabti ah si uu kulamo ula qaato Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la sheegay inuu kala hadli doono magacaabista

Read More »
Xil ka qaadis lagu sameeyay kooxdii cunaqabateynta hubka Soomaaliya, lana magacaabay kuwo cusub ka dib markii

Xil ka qaadis lagu sameeyay kooxdii cunaqabateynta hubka Soomaaliya, lana magacaabay kuwo cusub ka dib markii

xeydar September 15, 2012 Comments Off

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday inay xil ka qaadis ku sameeyeen Guddihii hore ee u qaabilsanaa cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya {Monitoring Group}, sidoo kalena waxaa la magacaabay Guddi kale

Read More »