war »

Degmada Hobyo oo ay isku heystaan maamullada Galmudug iyo Ximin Xeeb (C/qeybdiid oo si kulul uga hadlay arrinkaas)

Degmada Hobyo oo ay isku heystaan maamullada Galmudug iyo Ximin Xeeb (C/qeybdiid oo si kulul uga hadlay arrinkaas)

xeydar October 12, 2012 Comments Off

Kadib markii shalay degmada Hobyo ay ku dagaalameen ciidamo ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo Ximin Xeeb xilli wafdi uu hoggaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Qaybdiid ay shalay gaareen degmadaas iyagoo doonayay inay dayactir

Read More »
Ciidamada dowladda oo albaabada isugu dhuftay Masaajid ku yaala Muqdisho

Ciidamada dowladda oo albaabada isugu dhuftay Masaajid ku yaala Muqdisho

xeydar October 12, 2012 Comments Off

Masjid ku yaala degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho ayay maanta la wareegeen ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya kadib markii uu sidaasi amar ku bixiyey Guddoomiyaha degmada Huriwaa Cumar Jacfaan. Sababta keentay in Masjidkaasi ay

Read More »
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo hadalo kulul is-weydaarsaday iyo khilaaf xoogan soo kala dhexgalay

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo hadalo kulul is-weydaarsaday iyo khilaaf xoogan soo kala dhexgalay

xeydar October 11, 2012 Comments Off

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo doraad gelinkii dambe kulan ku yeeshay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Yugandha ayaa la sheegay inay isku mari-waayeen qodobo xasaasi ah oo ku saabsan xaalka Soomaaliya si gaar ah

Read More »
Dad ka badan 360-ruux oo lagu qabqabtay howlgal ay sameeyeen ciidamada dowladda Soomaaliya ee magaalada

Dad ka badan 360-ruux oo lagu qabqabtay howlgal ay sameeyeen ciidamada dowladda Soomaaliya ee magaalada

xeydar October 11, 2012 Comments Off

Ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa nabad sugidda oo kaashanaya ciidamada booliska ayaa shalay howlgalo balaaran oo lagu soo qabqabtay dad iyo waxyaabaha qarxa waxay ka sameeyeen xaafado dhowr ah oo ka tirsan degmada

Read More »
Qayb hor-leh oo Muhaajiriin Soomaaliyeed ah oo laga sii daayay Xabsi ku yaalla Libya

Qayb hor-leh oo Muhaajiriin Soomaaliyeed ah oo laga sii daayay Xabsi ku yaalla Libya

xeydar October 11, 2012 Comments Off

(Tripoli/Libya): Koox hor leh oo Muhaajiriin Soomaaliyeed ah, oo isugu jiray Rag, Dumar iyo Caruur ayaa laga sii daayay Xabsiga “Sabraata” oo 100-km dhanka galbeed ka xiga Caasimadda Dalka Libya ee Tripoli. Sii-daynta Muhaajiriintan

Read More »
Xildhibaan Cabdulahi Coonka Oo Kulan Wada Tashi ah La Qaatay waxgaradka Beesha Waaqbiyo Shiidlo.

Xildhibaan Cabdulahi Coonka Oo Kulan Wada Tashi ah La Qaatay waxgaradka Beesha Waaqbiyo Shiidlo.

xeydar October 10, 2012 Comments Off

 Xildhibaan Cabdullaahi Axmed Digaab oo ka mid ah Xildhibaanada Cusub ee Beelaha  Shanaad kana soo jeeda Deegaanka Gobolka Sh/dhexe ayaa Kulumo Gaar Gaar ah la qaatay Beelaha Dega Gobolka Sh/dhexe si uu wax ugu

Read More »
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo gaar ah kula yeelanaya dalka Yugandha Madaxweynayaal badan oo uu kala hadli doono

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo gaar ah kula yeelanaya dalka Yugandha Madaxweynayaal badan oo uu kala hadli doono

xeydar October 9, 2012 Comments Off

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay markii ugu horeysay dalka dibaddiisa safar ugu ambabaxay ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Entebbe ee magaalada Kampala ee dalka Yugandha, halkaas oo uu

Read More »
NARROW WIN FOR ELMAN OVER FC PORTS

NARROW WIN FOR ELMAN OVER FC PORTS

xeydar October 9, 2012 Comments Off

The defending champions Elman FC have narrowly escaped on Monday during a match that seemed to be ending in equality when they scored the winning goal in the 90th minute of the clash against

Read More »
Assessing Turkey’s Role in Somalia

Assessing Turkey’s Role in Somalia

xeydar October 8, 2012 Comments Off

As a new Somali government is established, Turkey’s engagement in the war-ravaged country must be thoughtful and carefully coordinated so as not to lead to yet another failed international intervention. Assessing Turkey’s Role in

Read More »
Somalia facing aid shortfall after al-Shabaab bans Islamic Relief

Somalia facing aid shortfall after al-Shabaab bans Islamic Relief

xeydar October 8, 2012 Comments Off

Just over a week after its fighters abandoned their last major stronghold in southern Somalia, al-Shabaab have banned Muslim aid group Islamic Relief from the territory it controls, threatening programmes for more than a

Read More »