war »
Howlgal culus oo ka socda Muqdisho iyo dowladda oo amar ku soo rogtay hay’adaha iyo Hoteellada
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay maalintii labaad Muqdisho ka wadaan howlgalo ka dhan ah askarta lebisan dareyska ciidamada iyo kuwa hubka wata ee xaafadaha Muqdisho iska dhex mushaaxaya. Howlgalkan oo lagu baahiyay inta
Read More »Somalia: Mogadishu suicide bombers attack restaurant
Two suicide bombers have blown themselves up trying to enter a restaurant in the Somali capital Mogadishu, killing at least one person. They had targeted a restaurant known as The Village in the
Read More »EU gives $200 million for security, education in turbulent Somalia
(Reuters) – The European Union has given Somalia 158 million euros ($200 million) to improve education, the legal system and security, its new envoy said on Saturday, as the Horn of Africa nation tries
Read More »Boqorka beesha Jareerweyne oo sheegay inay Maxkamadda dembiyada adduunka u gudbiyeen dacwad ka dhan ah…
Kulan balaaran oo lagu soo dhaweynayey boqorka beesha Jareer-weyne oo safar bilooyinkii la soo dhaafay ku kala bixinayey qaar ka mid ah dalalka Afrika, isla markaasna qadiyadda qowmiyadda beesha Jareerweyne kala hadlayey dowladaha Afrika,
Read More »WAR DEGDEG AH:Baar ku yaala magaalada Muqdisho oo lala beegsaday labo qarax oo ismiidaamin ah
Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ka dhacay labo qarax oo lala beegsaday Baar ku yaala agagaarka degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Qaraxyadaas oo ahaa kuwo ismiidaamin ah oo rag naftood hurayaal ah ay fuliyeen
Read More »Uganda Threatens to Pull Troops From Somalia
Uganda is threatening to pull its troops from African peacekeeping missions, including the one in Somalia, because of a U.N. report that accuses Kampala of supporting Congolese rebels. In a statement to
Read More »Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo laga badbaadiyey qarax iyo weerar
Isku day weerar oo la doonayay in lagu qaado Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Air Port ee magaalada Muqdisho ayaa la fashiliyey, waxaana gacanta lagu dhigay raggii qorsheynayay weerarkaas. Taliska ciidamada Booliska Gobolka Banaadir
Read More »Gudoomiyaha Gobolka Bnaaadir oo eedeeyay Warbaahinta Soomaaliya
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ewedeyn dusha uga tuuray warbaahinta Soomaaliya, wuxuuna sheegay in Website-yada Soomaaliya ee dalka iyo dibadda ka howlgala ay baahiyaan warar been ah oo
Read More »WASAARADA CAAFIMAADKA OO KA WARBIXISAY QORSHE WAX LOOGA QABANAYO CAAFIMAAD DARADA KA DHALATA ROOBABKA
Xilli Magaalada Muqdisho iyo Gobalada qaar ee dalka Soomaaliya ay ka da’een roobab ay ka dhasheen caafimaad daro ayaa wasaarada caafimaadka xukuumadii waqtigeeda uu dhamaaday waxa ay sheegtay inay qorshayaal wado oo ku
Read More »Munazammad Dawa Al Islamiyya oo gaarsiisay Deeq Raashiid ah Boqolaal qoys oo ka barakacay Daadka Baladweyne
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiran ayaa sheegaya in Munazammad Dawa Al Islaamiya deeq gargaar ah u qeybisay dadkii ka barakacay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kuwaas oo haatan
Read More »