war »

Cayaarihii tartanka kooba SULEYMAAN COLAAD ROOBLE‏ ee magaaladda Jiddah KSA.

Cayaarihii tartanka kooba SULEYMAAN COLAAD ROOBLE‏ ee magaaladda Jiddah KSA.

xeydar January 19, 2013 Comments Off

Fc-Shandi oo saddex gool iyo waxba ugu awood sheegatay Dhalintii Waaberi, iyo kooxda Midnimo oo buuq kaga adkaatay kooxda KANDARA. Cayaaro ka tirsanaa tartanka Koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE ayaa waxay dhexmartay kooxaha Waaberi Vs

Read More »
Somali Journalist gunned down in Mogadishu, 2013’s first fatality

Somali Journalist gunned down in Mogadishu, 2013’s first fatality

jiinka January 19, 2013 Comments Off

Reporters Without Borders is shocked to learn that Shabelle Media Network radio and TV presenter Abdihared Osman Adan was fatally shot three times by unidentified gunmen while on his way to work this morning

Read More »
Wafdi Iraq ah oo soo Gaaray Muqdisho Caasimada Soomaaliya .SAWIRO

Wafdi Iraq ah oo soo Gaaray Muqdisho Caasimada Soomaaliya .SAWIRO

xeydar January 18, 2013 Comments Off

Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u dhiska ,Gaadiidka Badda, Dakadaha iyo Tamarta ayaa soo dhaweyn balaaran u samaysay wafdi sare oo ka socday dalka Iraaq oo ahaa heer Xoghaye Jogto iyo Agaasimayaal Guud oo ka kala

Read More »
Sea piracy falls to 5-year low as Somali gangs retreat

Sea piracy falls to 5-year low as Somali gangs retreat

jiinka January 16, 2013 Comments Off

Somalia and armed private guards on board ships have driven pirate attacks to a five-year low in 2012, but the risk to shipping off west Africa is growing. Somali piracy in the busy shipping

Read More »
Horumarinta Isboortiga Soomaaliya Oo Sheegtay Xukuumadda Inay Ku Dadaalayaan

Horumarinta Isboortiga Soomaaliya Oo Sheegtay Xukuumadda Inay Ku Dadaalayaan

jiinka January 16, 2013 Comments Off

Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in la horumarinayo arimaha Isboortiga dalka Soomaaliya xilli dhawaan guddiga Olombikada Soomaaliya Muqdisho looga dhawaaqay.   Bashiir Maxamed Goobe Wasiir ku xigeenka Wasaarada Adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa

Read More »
Soomaalida Aan Heysan Sharciga Dalka Zambia Oo Ay Dowlada Zambia Ku Amartay Inay Dalkeeda Ka baxaan

Soomaalida Aan Heysan Sharciga Dalka Zambia Oo Ay Dowlada Zambia Ku Amartay Inay Dalkeeda Ka baxaan

jiinka January 16, 2013 Comments Off

Dowlada Zambia Oo Amar ku siisay Somalida aan Sharciyada Lahayn in Dalkeeda ka baxaan Iyo Somali laga qabqabtay Lusaka.   Soomaalida ku dhaqan dalka Zambia ayaa todobaadkan walaac xoogleh ka muujiyey go’aanka kasoo baxay

Read More »
Amar Lagu Bixiyey Dalka Yemen In La Kala Qeybiyo Dhismihii Qunsuliyadda Soomaaliya & Jawaab Ay Ka Bixisay Dowladda Soomaaliya

Amar Lagu Bixiyey Dalka Yemen In La Kala Qeybiyo Dhismihii Qunsuliyadda Soomaaliya & Jawaab Ay Ka Bixisay Dowladda Soomaaliya

jiinka January 16, 2013 Comments Off

Maxkamad ku taala magaalada Cadan ee dalka Yaman ayaa go’aan kama dambeys ah ka soo saartay lahaanshaha dhismaha qunsuliyadda guud ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Cadan.   Waxayna maxkamadda ay go’aankeeda noqday in labo

Read More »
Iska Hor’imaadyo & Qaraxyo Ka Kala Dhacay Magaalooyinka Muqdisho, Kismaayo IYo Boosaaso

Iska Hor’imaadyo & Qaraxyo Ka Kala Dhacay Magaalooyinka Muqdisho, Kismaayo IYo Boosaaso

jiinka January 16, 2013 Comments Off

Qaraxyo iska horimaadyo aan la ogeyn khasaarahaya ay geysteen ayaa xalay ka kala dhacay magaalooyinka Muqdisho.   Kismaayo iyo duleeka magaalada Boosaaso,waxaana qaraxydaasi iyo iskahorimaadyadaasi ay cabsi ku beereen dadka degan xaafadaha ay sida

Read More »
Kulan Ay Maanta La Qaadatay Wasaaradda Adeega Bulshada Xubnaha Gudiga Olombikada Soomaaliyeed

Kulan Ay Maanta La Qaadatay Wasaaradda Adeega Bulshada Xubnaha Gudiga Olombikada Soomaaliyeed

jiinka January 15, 2013 Comments Off

Wasaaradda Adeegga Bulshada ayaa maanta kulan la qaadatay Gudiga Olombikada Soomaaliyeed iyadoo kulankaasina looga hadlay qorshaha Gudiga ee loogu talagalay in Afarta sano ee soo socota uu ku hormariyo ciyaaraha Dalka Soomaaliya.   Kulankan

Read More »
Gudaha Magaalada Kismaayo Oo Xalay Ka Dhacay Dagaalo Sababay Khasaarooyin Kala Duwan & Duqeyn Culus

Gudaha Magaalada Kismaayo Oo Xalay Ka Dhacay Dagaalo Sababay Khasaarooyin Kala Duwan & Duqeyn Culus

jiinka January 15, 2013 Comments Off

Magaalada Kismaayo ee xarunta u ah gobolka J/hoose ayaa xalay halkaasi ka dhacaday duqeyn culus. Dagaalo ay isaga horyimaadeen ciidamada huwanta ee gacanta ku haya magaaladaasi iyo xoogagga Xarakada Al-shabab, kaas oo la sheegay

Read More »