Monthly Archives: December 2013 »
R/wasaraha cusub ee Somaliya oo sheegay in wasiiro ka badan, kana tayo fiican kuwii Saacid uu soo magacaabi doono
Ra’isul wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed oo wareysigiisii ugu horeeyay siiyey idaacadda VOA-da laanteeda afka Soomaaliga ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay kalsoonidii ay shalay siiyeen xildhibaanada Baarlamaanku, isagoo sheegay in sharaf iyo
Read More »DAGAAL KA DHACAY DEGMADA AFGOOYE
Barqanimadii maanta aya waxa uu dagaal ka dhacay Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelaha Hoose kaa oo u dhaxeeyay Ciidamo ka wada tirsan Dowlada Soomaaliya. Dagaalka oo u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan dowlada soomaaliya
Read More »Guddoomiyaha degmada Marka oo baaq u diray beelaha ku dagaalamay gobolka Sh/hoose, dalbadayna in…
Guddoomiyaha degmada Marka Maxamed Cismaan Yariisow ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay heshiis xabad joojin kala dhex dhigto beelihii ku dagaalamay deegaanada Gobolka Shabeelaha Hoose, Guddoomiye Yariisow ayaa sheegay in gogol nabadeed ugu qabanayo
Read More »MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO WAREEGTO KA SOO SAARAY DHULALKA SHARCIYAYSAN EE LAGA BEEN ABUURANAYO
Wareegtadaan uu Saaray Gudomiyaha Gobalka Banaadir ahna duq maqaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa waxa lagu shegay in maamulka gobolka Banaadir uu mamnuucay in dhul sharciyaysan aan la dulsaari Karin naqshad cusub, misane
Read More »Magaalada Zürich ee Wadanka Switzerland oo lagu qabtay Kulan looga hadlayey Horumarinta Dalka Soomaaliya.
Magaalada Zürich ee Wadanka Switzerland ayaa lagu qabtay kulan balaaran oo looga hadlayey sidii dowladda Switzerland ay gacan uga geysan laheyd Horumarinta Dalka Soomaaliya. Kulanka oo ay soo qaban qaabiyeen oo isku soo dubarriday
Read More »Xaflad lagu soo dhaweynayo Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo ka Dhacday Magaalada Jeddah.
Jeddah, Trident Hotel: Xaflad balaaran oo lagu taageerayo Ra’iisul wasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cabduweli Sheekh Axmed ayaa xalay ka dhacday hudheelka weyn ee Tirdent ee magaalada Jeddah, iyadoo ay xafladda soo
Read More »South Sudan: 34,000 seeking shelter from violence
The president of South Sudan implored his country to turn away from ethnic hatred on Friday and said that “the long arm of the law” would find those who have killed during a week
Read More »H.E. Fawzia Yusuf oo kaga qeybgaleysa Juba shirka degdega ah ee Wasiirada Arrimaha dibadda IGAD
H.E. Fawzia Yusuf oo kaga qeybgaleysa Juba shirka degdega ah ee Wasiirada Arrimaha dibadda IGAD. Ra’iisul wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam ayaan kaga qeybgaleysa maanta
Read More »UN Envoy to Somalia condemns killing of doctors
The Special Representative for the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, Nicholas Kay, has strongly condemned the killing of six people outside Mogadishu earlier today. Reports indicate that a convoy carrying medical personnel to a
Read More »14 buses evacuating Kenyans from Juba arrive in Uganda
At least 14 buses carrying Kenyan and Ugandan citizens from the South Sudan capital Juba have At least 14 buses carrying Kenyan and Ugandan citizens from the South Sudan capital Juba have arrived in
Read More »