Monthly Archives: September 2013 »
Qaraxyo khasaare geystay oo maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha iyo ajaanib wax ku noqotay
Waxaa maanta Suuqa Weyn ee Bakaaraha gaar ahaan halka loo yaqaan Sarifyaraha ka dhacay qarax bambaano oo lagu weeraray gaari ay saarnaayeen dad ajaaniib ah oo howlo ganacsi dalka u yimid. Warar hordhaca ah
Read More »Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo maanta gaaray Magaalada Kismaayo, maxay kala kulmeen?
Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose maanta waxaa gaaray wafdi ka socda hay’adda Qaramada Midoobay kuwaasi oo kulan la qaatay maamulka Magaalada ka jira, C/qani Jaamac oo ah la taliyaha Guddoomiyaha Maamulka KMG
Read More »DADKII KU SUMOOBAY CAANAHA GEELA OO DARYEEL CAAFIMAAD LOO FIDIYAY
Maamulka Isbitaalka Daaru Shifa ee Magaalada Muqdisho ayaa faah-faahin ka bixiyay dad ku sumoobay caanaha geela oo shalay la gaarsiiyay isbitaalka Daaru shifa ee Magaalada Muqdisho. Maxamed Cabaas Cusmaan oo ah agaasimaha Isbitaalka Daaru
Read More »PRESIDENT HASSAN IN WASHINGTON DC AHEAD OF THE UNGA SUMMIT.
The President of the Federal Republic of Somalia, H.E Hassan Sh. Mohamud, accompanied by Deputy Prime Minister and Minister of Foreign Affairs H.E. Fowzia H. Yusuf Adam, Minister of Finance H.E Mohamud Hassan Suleyman,
Read More »War degdeg ah: Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo goordhow la wareegay gacan ku heynta degmada Mahadaay
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Sopomaaliya iyo kuwa AMISOM ay goordhow la wareegeen gacan ku heynta degmada Mahadaay oo dhanka waqooyi ka xigta
Read More »Abuu Mansuur oo hogaamiya Al-shabaab eedayn kulul u jeediyay, sheegayna inuu ka leexday wadadii saxda aheyd
downloadSheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) Afhayeenkii hore ee Xarakada Al-Shabaab ayaa hadlay mudo kadib tan iyo markii ay soo baxeen in uu ka baxsaday Magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose uuna qilaaf soo kala
Read More »Taliska AMISOM oo ka hadlay musuqmaasuq lagu helay saraakiil ka tirsan ciidamadooda oo shaqadii laga joojiyey
afhayeenTaliska AMISOM ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay musuq maasuqii ay ku kaceen Saraakiil iyo askar ka tirsan Ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Uganda, kaasoo keenay in shaqada laga fariisiyo. Afhayeenka Ciidamada AMISOM
Read More »XILDHIBAANO XAGAL DAACIYAY XUBIN MUHIIM AH
Xubnaha xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliyeed Dhamaan waxa ay wakiil ka yihiin umadda Soomaaliyeed, sigaarna Xildhibaan waliba waxa wakiil gaar ah u yahay beeshiisa ileyn awalba awoodda beesha ayuu ku yimid kursiga xildhibaaneed
Read More »Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray magaalada Baydhabo
JawaariiGudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, iyadoo booqashadiisa ay ku soo aaday, xilli odayaasha iyo waxgaradka beelaha ka
Read More »Mid ka mid ah Odayaashii Muqdisho keenay Sheekh Xasan Daahir Aweys oo maanta la dilay
bastoolad1Kooxo Bistoolado ku hubeesan heebtoodana aan wali la garan ayaa goordhaw xaafada Taleex ee Degmada Hodan waxa ay ku dileen mid kamid ah Odayaashii Degmada Cadaado ka keenay Sheekh Xasan Daahir Aweys xili uu
Read More »