Monthly Archives: August 2013 »

Jowhar Oo 2 Dhalinyaro Loogu Shakiyay Al-Sh.nimo

Jowhar Oo 2 Dhalinyaro Loogu Shakiyay Al-Sh.nimo

jiinka August 10, 2013 Comments Off

Maamulka degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta soo bandhigay labo dhallinyaro ah oo looga shakiyay in ay ka tirsan yihiin al-Shabaab.   Guddoomiyaha xaafadda Kulmis, Yaxye Xasan Sheekh oo la hadlay

Read More »
Markab Laga Diray Muqdisho Oo P.land Dib U Celisay

Markab Laga Diray Muqdisho Oo P.land Dib U Celisay

jiinka August 10, 2013 Comments Off

Waxaa xeebta Dekedda Bossaso soo gaaray Markab sida raashin mucaawino lagu sheegay oo laga soo diray magaalada Muqdisho laguna soo hagaajiyey Degmooyin gaar ah oo ka tirsan gobollada Dowladda Puntland, kaasoo aan Dowladda Puntland

Read More »
Dagaalkii Afmadow Ay Amisom Ku Dishay 3.Ajnabi Ah

Dagaalkii Afmadow Ay Amisom Ku Dishay 3.Ajnabi Ah

jiinka August 9, 2013 Comments Off

Dadka dhintay ayaa la sheegay inay ku jiraan seddex ruux oo ajaaniiba ah kuwaasi oo ciidamada Alshabaab la socday kuna dhintay degmada Afmadow weerarka lagu qaaday, sida wakaalada wararka Xinhua ay kasoo xigatay saraakiil

Read More »
Gudi Oo Dowlada U magacowday Bur-Burkii Diyaarada

Gudi Oo Dowlada U magacowday Bur-Burkii Diyaarada

jiinka August 9, 2013 Comments Off

Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay xaqiijinaysaa in garoonka diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle, Muqdisho ay ku gubatay diyaarad xamuul ah. Ilaa iyo hadda xogta hor-u-dhaca ahi waxay tilmaamaysaa in dhacdadani tahay shil cilad

Read More »
Diyaarad Ku Burburtay Garoonka Muqdisho

Diyaarad Ku Burburtay Garoonka Muqdisho

jiinka August 9, 2013 Comments Off

Afar kamid ah shaqaalaha diyaarada ayaa ku dhintay labo kale way ku dhaawacmeen, kadib markii diyaarad nooca duulimaadka oo ay la socdeen ay shil ku gashay maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, sida lagu

Read More »
Ra’iisul w.saacid Oo Hambalyo Ciida Shacabka U Diray

Ra’iisul w.saacid Oo Hambalyo Ciida Shacabka U Diray

jiinka August 8, 2013 Comments Off

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa halkaan caawa Hamabalyo uga diraya dhamaan shucuubta islaamka gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.   “Anigoo ku hadlaya

Read More »
Guddoomiyaha Gobolka Sh.Hoose Oo Shacabka Si Nabad Ah Ku Ciideen sanadkan

Guddoomiyaha Gobolka Sh.Hoose Oo Shacabka Si Nabad Ah Ku Ciideen sanadkan

jiinka August 8, 2013 Comments Off

Guddoomiyaha gobolka shabelaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa munaasabadda ciidul fitriga awgeed hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay ku noolyihiin gaar ahaan dadka ku dhaqan gobolkaasi.   Cabdiqaadir Maxamed Nuur

Read More »
MADAXWEYNE FAROOLE OO UDIRAY HAMBALYO SHACABKA

MADAXWEYNE FAROOLE OO UDIRAY HAMBALYO SHACABKA

jiinka August 8, 2013 Comments Off

Madaxweyne C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo ka hadlay ciidul fidriga ayaa waxa uu sheegay in ciidani ay tahay in la gargaaro dadka fuqurada ah ee aan wax heysan inta laga gargaari karo.   Mr

Read More »
Wasaarada H. Oo Ay Dalka yeman Deeq W. ka Heshay

Wasaarada H. Oo Ay Dalka yeman Deeq W. ka Heshay

jiinka August 7, 2013 Comments Off

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada ee Xukuumada Soomaaliya Drs Maryan Qaasim oo maanta shir jaraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegtay in deeq waxbarasho ah ay ka heleen dalkaYeman, kaasi oo ay

Read More »
Kismaayo Oo Kenya Ka Bixitaanka Shuruud ku xirtay

Kismaayo Oo Kenya Ka Bixitaanka Shuruud ku xirtay

jiinka August 7, 2013 Comments Off

Dowlada Kenya, ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay wareejiso ilaalinta magaalada dekada muhiimka leh ee Kismaayo,iyadoo ka digtay in nidaam darada Kismaayo ay sababi karto in Alshabaab ay ku dhiiradaan weerarka Kismaayo.  

Read More »