Monthly Archives: July 2013 »

UN condemns flow of arms in Somalia and Eritrea

UN condemns flow of arms in Somalia and Eritrea

xeydar July 25, 2013 Comments Off

The U.N. Security Council on Wednesday condemned the flow of weapons and ammunition to and through Somalia and Eritrea in violation of arms embargoes against both countries. A resolution adopted unanimously by the council

Read More »
Ciidamada Somalia oo Mushaarka loo Kordhiyey

Ciidamada Somalia oo Mushaarka loo Kordhiyey

xeydar July 25, 2013 Comments Off

Golaha Wasiirada ee Soomaaliya ayaa maanta go’aamiyay in mushaarka ciidamada Dowaladda Federaalka Soomaaliya oo awal ahaan jiray boqol dollar laga dhigo boqol iyo lixdan dollar. Sidoo kalena waxay xukuumaddu soo saartay sharci cusub oo

Read More »
Qodobo Dhowr Ah Oo Golaha Wasiirada Ka Doodeyn

Qodobo Dhowr Ah Oo Golaha Wasiirada Ka Doodeyn

jiinka July 25, 2013 Comments Off

Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah.   Golaha Wasiirada ayaa

Read More »
Kulan Dhex Maray Labada Wasiir Soomaaliya & Sudan

Kulan Dhex Maray Labada Wasiir Soomaaliya & Sudan

jiinka July 25, 2013 Comments Off

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya Dr: Gacal oo hadalka qaatay ayaa u sheegay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Sudan in Dowladda Soomaaliya ay gaartay Guulo wax ku ool ah oo laga dareemayo Gudaha iyo

Read More »
La Dagaalanka Burcad-Badeeda Soomaalida

La Dagaalanka Burcad-Badeeda Soomaalida

jiinka July 25, 2013 Comments Off

22 kamid ah ciidamada badda dalka Malta ayaa si rasmi ah waxay maanta uga mid noqdeen ciidamada howlgalka la dagaalanka burcad badeeda ka wada xeebaha dalka Soomaaliya.   Ciidamadaasi ayaa la sheegay inay ku

Read More »
Shir Ku Saabsan Hormarka Iyo Amniga Dalka

Shir Ku Saabsan Hormarka Iyo Amniga Dalka

jiinka July 24, 2013 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgalay shir ay diblomaasiyiinta beesha caalamka isagu yimaadeen Muqdisho oo looga hadlayey shirka 16ka September ka dhacaya Brussels.   Shirkan ayaa waxaa ka

Read More »
Midowga Yurub Oo Dhul Xafiis Laga siiyay Muqdisho

Midowga Yurub Oo Dhul Xafiis Laga siiyay Muqdisho

jiinka July 24, 2013 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii dhul bixinta guddoonsiiyey Nick Westcott oo ah Agaasimaha guud ee Afrika ee Midowga Yurub, si Midowga Yurub ay xafiisyadooda u soo guuraan dalka

Read More »
Qarax Goor Dhaweyd Suuqa X.Weyne Ka Dhacay

Qarax Goor Dhaweyd Suuqa X.Weyne Ka Dhacay

jiinka July 24, 2013 Comments Off

Qaraxan oo ahaa mid gaarigiisa loogu xiray xildhibaan Shiikh Aadan Maxamed Madeer islamarkaana ku qarxay wadada Via Eejito xili uu xildhibaanku wax ka iibsanayey goob ganacsi oo u dhaweyd halka uu qaraxa ka dhacay

Read More »
Sadaasha H.oo Ka Hor Aqriyay W.Warfaafinta[Siwiro]

Sadaasha H.oo Ka Hor Aqriyay W.Warfaafinta[Siwiro]

jiinka July 23, 2013 Comments Off

Kulanka baarlamaanka ee maanta oo uu shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxaa soo xaadiray 169 mudane.   Ajandahuna waxa uu ka koobnaa labo qodob oo kala

Read More »
Shirka Olombikada Carabta Oo Ka Qeyb. Soomaaliya

Shirka Olombikada Carabta Oo Ka Qeyb. Soomaaliya

jiinka July 23, 2013 Comments Off

Gudiga Olympikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa ka qeybgalay shirweynihii dalalka carabta ee ka dhacay dalka Sacuudiga gaar ahaan magaaladiisa Jeddah,kaasi oo ay ka qeybgaleen dhamaan madaxda Olombikada dalalka Carabta.   Shirweynaha Olympikada dalalka carabta

Read More »