Amni-darada Ka jirta Sh.Hoose Oo Kentay M.La’aanta

jiinka July 29, 2013 Comments Off
Amni-darada Ka jirta Sh.Hoose Oo Kentay M.La’aanta

Gobalka Shabeelaha hoose uu ka taagnaa dagaal beeleed qeyb ay ka yihiin ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu sheegay in amnidarada ka jirta Gobalkaasi ay tahay maamul xumo Gobalka ka taagan.

 

Xildhibaan C/laahi Abshiroow oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hor hadlaye Baarlamaanka xilli su’aalo la weydiinaye Wasiirka arimaha gudaha ayaa wuxuu sheegay in amnidarada Gobalka ka jirta ay ka dambeyso maamul xumida.

 

Wuxuu sheegay in hadii Gobalka uu lahaan maamul wanaagsan aysan ji

 

cumar c/rashiid

cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.