Kulan Ay yeeshayn Beelaha Biyamaal & Habargidir

jiinka July 29, 2013 Comments Off
Kulan Ay yeeshayn Beelaha Biyamaal & Habargidir

Degmada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose kulan balaaran oo kasoo qayb galeen odayaasha dhaqanka labada beelood ee dhawaan ku dagaalamay iyo Masuuliyiin ka socotay dowladda dhexe, Maamulka gobolka Shabellaha Hoose iyo AMISOM.

 

Kulanka markii uu soo dhamaaday ayaa waxaa saxaafadda si wada jir ah ula hadlay Nabadoonada labada beelood, waxaana ay shegeen in

 

kulankani uu horudhac u yahay kulamo ay yeelan doonaan labada Beelood.

 

Mid kamid ah Nabadoonadii ka qayb galay ayaa Saxaafadda uga warbixiyay wixi kasoo baxay kulanka.

 

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.