Qaraxyo Xoogan Oo Ay magaalada Marka Ka Dhacay

jiinka July 29, 2013 Comments Off
Qaraxyo Xoogan Oo Ay magaalada Marka Ka Dhacay

Magaalada Marka ayaa sheegaya in qaraxyo waaweyn ay ruxeen magaaladaasi.

 

Ilaa iyo Afar qarax ayaa ka dhacay magaalada waxaana lala eegtay gaadiid ay wateen ciidamada AMISOM sida la sheegay.

 

Qaraxyada oo goor dhow dhacay owgeed ayaanan ilaa iyo iminka aanan la garanaynin inta uu la egyahay khasaaraka ka dhashay.

 

 

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.