Monthly Archives: April 2013 »
Xildhibaan Dhalxa”Shirka Paris waxaa ka soo baxay qodobo wax tar u leh Soomaaliya”
Magaalada Paris ee dalka Faransiiska ayaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlaayay wadamada qalalaasaha ay ka jiraan ee qaarada Africa kuwaas oo ay Soomaaliya ka mid tahay iyadoo qodobo lagu horumarinayo Africa shirkaasi laga
Read More »Xubin ka tirsan Congress-ka Mareykanka oo ugu baaqay dowladdiisa inay xiriir ganacsi la yeelato soomaaliya
Xubin ka tirsan Aqalka Congress-ka Maraykanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in dawladda Maraykaanku ka faa’iidaysato fursadda ka Jirta Soomaaliya ayna degdeg wax ula qabato dowladda Soomaaliya, Keith Ellison oo waraysi khaas
Read More »Tartanka Koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE oo soo gaaray wareegiisa koowaad heer gabagabo.
FC-SHANDI oo u jartay Gumeysidiid tikidkii bixitaanka, Iftiinka Caneykish oo si saxariir ah uga badiyay Xidigaha Midnimo 1 – 0, Xidigaha Baanow oo Banaanka usoo baxay. Cayaaro kawada tirsan tartanka Marxuum SULEYMAAN COLAAD ROOBLE
Read More »IMF recognition of Somali government as milestone towards economic recovery
IMF recognises Somalia government after 22-year break President Hassan Sheikh Mohamud’s government is winning approval from international donors The International Monetary Fund has recognised the government of Somalia after a break in relations of
Read More »Magacyada hogaanka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacawday gobolka Hiiraan iyo…
Wareegto ka soo baxday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiye cusub loogu magacaabay gobolka Hiiraan, kaas oo noqonaya Cabdi Faarax Laqanyo, halka Guddoomiyaha degmada B/weyne loo magacaabay Cabdi Bashiir Aadan, Guddoomiye ku
Read More »Hub dekadda magaalada Muqdisho laga soo dejiyey iyo faahfaahino ka soo baxaya
Sida ay shabakada Jiinwabi.net u sheegeen ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo dekedda weyn ee magalaada Muqdisho ayaa waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa laga dejiyay hubkii ugu horeeyay ee ay leedahay dowladda
Read More »WADAMADA G8-KA OO SHIR ARIMAHA SOOMAALIYA LOOGA HADLAYO UGA FURMAYA LONDON
Shirka oo maanta ka furmaya Magaalada London Waxaa ka qeyb galaya Mas’iiliyiin ka kala socota wadamada Mareynkanka, Russia, Japan, Canada, France, Germany iyo Italy,waana wadamada la isku yiraahdo G8-ka. Waxaa shirka oo qaadanaya Mudo
Read More »AMISOM decorates Nigerian Formed Police Officers
Nigerian Formed Police Officers receive medals in recognition of their contribution to AMISOM The African Union Mission in Somalia (AMISOM) in conjunction with the Nigerian Police Force (NPF) held a medal parade at Mogadishu
Read More »Uhuru Kenyatta sworn in as Kenya’s new president
Kenya swore in its youngest-ever president Tuesday before a massive crowd, including numerous heads of state and American civil rights activist Jesse Jackson. Uhuru Kenyatta became the country’s fourth president after a prolonged election
Read More »ETHIOPIA OO SHEEGTAY IN AY KA GO’AN TAHAY XAQIIJINTA NABAD KA DHALATA SOOMAALIYA
Sida ay qortay Wakaalada wararka ee dalka Malaysia Xukuumadda Adis-Ababa ayaa shaaca ka qaaday in Marnaba dhankooda aysan ka gaabin doonin Xoojinta xiriirka saaxiibtinimo iyo xariir wadaaga kale ee ka dhaxeeya wadanka dariska ay
Read More »