Monthly Archives: February 2013 »

Gobolada Jubooyinka DARAASAD: Ninba dahab lumay si u doondoon (Mushkiladda colaadda Soomaaliya waxaa tiir-dhexaad u ah Jubbooyinka gobollada ).

Gobolada Jubooyinka DARAASAD: Ninba dahab lumay si u doondoon (Mushkiladda colaadda Soomaaliya waxaa tiir-dhexaad u ah Jubbooyinka gobollada ).

jiinka February 22, 2013 1

Dhammaadkii qarnigii 18-aad, illaa iyo maanta, waxaa ka socda gobollada Jubbooyinka ee dalka Soomaaliya baratan iyo loollan dhinaca kheyraadka (resource contest) iyo xukumidda dhaqaalaha (economic control), hardankaas oo kooxo kala duwan ay isku dayayaan

Read More »
Somali Military Executes ThreeSoldiers in Mogadishu

Somali Military Executes ThreeSoldiers in Mogadishu

jiinka February 22, 2013 Comments Off

The Somali military executed three government soldiers convicted of  Somalia’s . Brothers Abbas Omar Kathiir, 26, and Abdullahi Omar Kathiir, 28, were found guilty of killing civilians Hassan Dhagole and Mohamed Farah Nur.  

Read More »
Madaxweynaha Ayaa La Kulmay Madaxa USAID Oo Muqdisho Soo Booqday

Madaxweynaha Ayaa La Kulmay Madaxa USAID Oo Muqdisho Soo Booqday

jiinka February 21, 2013 Comments Off

Madaxa hay’adda Maraykanka u qaabilsan gargaarka iyo horumarinta caalamiga ee USAID ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho, isagoo la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.   Booqashada Rajiv Shah, maamulaha USAID uu ku tagay magaalada

Read More »
Turkish Ministers to visit Somalia and Sudan

Turkish Ministers to visit Somalia and Sudan

jiinka February 21, 2013 Comments Off

Turkish Deputy Prime Minister Bekir Bozdag and Development Minister Cevdet Yilmaz will pay visits to Somalia and Sudan between February 22 and 24.   Turkish Deputy Prime Minister Bekir Bozdag and Development Minister Cevdet

Read More »
Danjiraha Japan Oo Madaxweynaha Soomaaliya Ka Guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga

Danjiraha Japan Oo Madaxweynaha Soomaaliya Ka Guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga

jiinka February 21, 2013 Comments Off

Dowladda Japan ayaa ku casuntey Madaxweynaha Soomaaliya Shirweynaha caalamiga ah ee TIKAD (Tokyo International Conference for African Development) oo Bisha June lagu qaban doono Magaalada Tokyo.   Safiirka Japan ee Somalia Toshihisa Takata oo

Read More »
Uganda Oo Safaarad Ka Furanayso Magaalada Muqdisho

Uganda Oo Safaarad Ka Furanayso Magaalada Muqdisho

jiinka February 21, 2013 Comments Off

Qorshahan ay doonayso in Uganda in Muqdisho ka furato Safaaradeeda ee Soomaaliya ayaa lagu micneeyay in qeyb ay ka tahay horumarka iyo ifafaalaha Nabadeed ee la dareemayo,iyadoo dhanka kale Uganda ay tibaaxday in wadanka

Read More »
Wufuud Uu Hogaaminayo Wasiirka Howlaha Guud Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Oo Kulamo La Qaatay  Madaxda Khartuum Ee Dalka Suudan[Sawiro]

Wufuud Uu Hogaaminayo Wasiirka Howlaha Guud Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Oo Kulamo La Qaatay Madaxda Khartuum Ee Dalka Suudan[Sawiro]

jiinka February 20, 2013 Comments Off

Wasiirka wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumada Soomaaliya Muxudiin Maxamed Kaalmooy   Ayaa waxa ku soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Caalamiga ah Safiirka Safaarada Soomaalida ee Dalka Sudan u fadhiya Mudane Maxamed

Read More »
Dagaalo Xalay Ka Dhacay Deegaanka Janaale

Dagaalo Xalay Ka Dhacay Deegaanka Janaale

jiinka February 20, 2013 Comments Off

Ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom oo isku dhinac ah iyo xarakada Alshabab ayaa xaley ku dagaalamey deegaanka janaale ee gobolka Shabeelaha hoose,   Dagaalkan ayaa waxaa ku dhintey 3 ruux oo ah dhinacyadii dagaalamay.

Read More »
Midowga Amisom Oo Ammaanay Dowlada Iiraan Doorka  Soomaaliya

Midowga Amisom Oo Ammaanay Dowlada Iiraan Doorka Soomaaliya

jiinka February 20, 2013 Comments Off

Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ku ammaanay dowladda Iran kaalmooyinka bini’aadannimo ee ay u fidisay Somaaliya.   Afhayeenka AMISOM Kornayl Cali Aadan Xumad oo wareysi siiyay wakaaladda wararka ee dalka Iran ee FRAS

Read More »
Minnesota congressman arrives in Mogadishu

Minnesota congressman arrives in Mogadishu

jiinka February 19, 2013 Comments Off

A U.S. congressman from Minnesota has arrived in Somalia for a rare visit by a United States politician.   Keith Ellison said Tuesday that his visit to Mogadishu fulfills a request from his constituents

Read More »