Monthly Archives: January 2013 »

Baledweyne Oo Xarigga Looga Jaray Garoonka Kubada Cagta Ee Lama-Galaay

Baledweyne Oo Xarigga Looga Jaray Garoonka Kubada Cagta Ee Lama-Galaay

jiinka January 5, 2013 Comments Off

Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay garoonka kubadda cagta lamagalaay ee magaalada Beledweyne kaasoo ay dayactir ku sameeyeen ciidamada aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Garoonka xaflada lagu furayay oo ay kaqeybgaleen saraakiisha ciidamada Jabuuti

Read More »
Kulan Xasaasi Uu Ku Yeeshay Baarlamanka Soomaaliya Golaha Shacabka

Kulan Xasaasi Uu Ku Yeeshay Baarlamanka Soomaaliya Golaha Shacabka

jiinka January 5, 2013 Comments Off

Kulanka Maanta oo ay soo xaadireen 170 Xildhibaan waxaana shirgudoominayay gudoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka dalka Jeeylaani Nuur Iikar iyadoo kalfadhiga diirada lagu saarayay doorashada gudoomiyaasha kuxigeenadooda iyo waliba Xubnaha gudiyada baarlamanka.   Mudanayaasha

Read More »
Ciidamo Dheeraad ah Oo Dowlada Ugandha Ay U Soo Direyso Soomaaliya & Dalalka Africada Dhexe

Ciidamo Dheeraad ah Oo Dowlada Ugandha Ay U Soo Direyso Soomaaliya & Dalalka Africada Dhexe

jiinka January 5, 2013 Comments Off

Dowlada Uganda ayaa sheegtay inay dooneyso in ciidamo dheeraad ah u soo dirto qaar ka mid ah wadamada Africa sida Soomaaliya iyo wadanka Africada dhexe oo iminka ay dagaalo ay ka socdaan.   Sidaasi

Read More »
Tartanka Koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE oo maanta ka furmay magaalada JEDDAH ee dalka boqortooyada Sacuudiga.

Tartanka Koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE oo maanta ka furmay magaalada JEDDAH ee dalka boqortooyada Sacuudiga.

xeydar January 4, 2013 Comments Off

Tartanka Koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE oo maanta ka furmay magaalada JEDDAH ee dalka boqortooyada Sacuudiga. Waxaa galinkii dambe ee maanta oo Jimce ah ka furmay Garoonka weyn ee ALTARAJI ee xaafada Sharafiya tartan kubadda

Read More »
Wasiirka Wasaaradda Hormatinta & Bulshada Drso. Maryan Qaasim Ayaa Kulamo Kala Duwan Laqaadatay Ra’isul Wasaare Ku Xigeenka & Wasiirka Caafimaadka Dalka Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Hormatinta & Bulshada Drso. Maryan Qaasim Ayaa Kulamo Kala Duwan Laqaadatay Ra’isul Wasaare Ku Xigeenka & Wasiirka Caafimaadka Dalka Turkiga

jiinka January 4, 2013 Comments Off

Kulamadan oo ka dhacay magaalada Istanbul ayaa ugu horeyn waxey Wasiiradda la kulantay Ra’iuslwasaare Kuxigeenka dalka Turkiga. Bakir Bozdag oo ay ka wada hadleen sida loo hirgelin karo mashaariic hormarineed oo ay walaalaha Turkigu

Read More »
Al-Shabaab & Mucaaradka Ugandha Oo La Sheegay In Ay Xiriir Leeyihiin

Al-Shabaab & Mucaaradka Ugandha Oo La Sheegay In Ay Xiriir Leeyihiin

jiinka January 4, 2013 Comments Off

Qaramada Midoobe ayaa lagu sheegay in Kooxda falaagada ah ee Allied Democratic Forces (ADF) ee ka dagaalanta dalka Uganda ay ku sii fideyso wadamada Bariga Africa. Sida laga soo xigtay warbixintan Faalagada ADF ee

Read More »
Gudiga Olombikada Soomaaliyeed Oo Gudoon Cusub Uu Yeeshay Kadib Doorasho Ka Dhacdey Muqdisho

Gudiga Olombikada Soomaaliyeed Oo Gudoon Cusub Uu Yeeshay Kadib Doorasho Ka Dhacdey Muqdisho

jiinka January 4, 2013 Comments Off

Shirweynihii 6aad ee gudiga Olombikada Soomaaliyed ee GOS oo ah hey’adda ugu sareysa Sportiga dalka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtey magaalada Muqdisho. Halkaasi lagu doortey madaxda afarta sano ee soo socota maamuli doona Gudigaasi

Read More »
Somalia steps up bid to recover assets frozen in foreign states

Somalia steps up bid to recover assets frozen in foreign states

jiinka January 4, 2013 Comments Off

The Somalia government is working on a plan to recover assets running into millions of dollars frozen by foreign governments and organisations since the collapse of the central government in 1991. Foreign Affairs Minister

Read More »
Al-Shabab militants target Puntland military base

Al-Shabab militants target Puntland military base

jiinka January 4, 2013 Comments Off

Bosaso (Alshahid)-Al-shabaab militants in Galgala mountains have attacked Puntland miliry base in Laag area 30 KM south of Bosaso commercial town, locals said.   The Thursday night attack left one militant dead, according to

Read More »
Dhalinyarada  Soomaali Mareekanka ah Oo OBAMA digniin udiray  Qatarta

Dhalinyarada Soomaali Mareekanka ah Oo OBAMA digniin udiray Qatarta

jiinka January 3, 2013 Comments Off

  Madaxweyne Obaama ka hadlayay magaalada Washiton ayaa ka dhawaajiyay in la adkeeyo amaanka dalka,xilli u sheegay in ay soo badanayaan dhalinyarada lala xariirinayo Argagixisinimada ee doonaya in ay qal qal geliyaan guud ahaan

Read More »