Monthly Archives: January 2013 »
Degmada Afmadow Ee Gobolka J.Hoose Oo Dagaal Culus Ka Dhacay
Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Raaskaambooni iyo xoogagga Al-shabaab ayaa habeen hore ka dhacay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose. Dagaalka oo ahaa mid xoogan isla markaasina
Read More »Cayaarihii tartanka kooba SULEYMAAN COLAAD ROOBLE ee magaaladda Jiddah KSA.
Fc-Shandi oo saddex gool iyo waxba ugu awood sheegatay Dhalintii Waaberi, iyo kooxda Midnimo oo buuq kaga adkaatay kooxda KANDARA. Cayaaro ka tirsanaa tartanka Koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE ayaa waxay dhexmartay kooxaha Waaberi Vs
Read More »Somali Journalist gunned down in Mogadishu, 2013’s first fatality
Reporters Without Borders is shocked to learn that Shabelle Media Network radio and TV presenter Abdihared Osman Adan was fatally shot three times by unidentified gunmen while on his way to work this morning
Read More »Wafdi Iraq ah oo soo Gaaray Muqdisho Caasimada Soomaaliya .SAWIRO
Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u dhiska ,Gaadiidka Badda, Dakadaha iyo Tamarta ayaa soo dhaweyn balaaran u samaysay wafdi sare oo ka socday dalka Iraaq oo ahaa heer Xoghaye Jogto iyo Agaasimayaal Guud oo ka kala
Read More »Sea piracy falls to 5-year low as Somali gangs retreat
Somalia and armed private guards on board ships have driven pirate attacks to a five-year low in 2012, but the risk to shipping off west Africa is growing. Somali piracy in the busy shipping
Read More »Horumarinta Isboortiga Soomaaliya Oo Sheegtay Xukuumadda Inay Ku Dadaalayaan
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in la horumarinayo arimaha Isboortiga dalka Soomaaliya xilli dhawaan guddiga Olombikada Soomaaliya Muqdisho looga dhawaaqay. Bashiir Maxamed Goobe Wasiir ku xigeenka Wasaarada Adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa
Read More »Soomaalida Aan Heysan Sharciga Dalka Zambia Oo Ay Dowlada Zambia Ku Amartay Inay Dalkeeda Ka baxaan
Dowlada Zambia Oo Amar ku siisay Somalida aan Sharciyada Lahayn in Dalkeeda ka baxaan Iyo Somali laga qabqabtay Lusaka. Soomaalida ku dhaqan dalka Zambia ayaa todobaadkan walaac xoogleh ka muujiyey go’aanka kasoo baxay
Read More »Amar Lagu Bixiyey Dalka Yemen In La Kala Qeybiyo Dhismihii Qunsuliyadda Soomaaliya & Jawaab Ay Ka Bixisay Dowladda Soomaaliya
Maxkamad ku taala magaalada Cadan ee dalka Yaman ayaa go’aan kama dambeys ah ka soo saartay lahaanshaha dhismaha qunsuliyadda guud ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Cadan. Waxayna maxkamadda ay go’aankeeda noqday in labo
Read More »Iska Hor’imaadyo & Qaraxyo Ka Kala Dhacay Magaalooyinka Muqdisho, Kismaayo IYo Boosaaso
Qaraxyo iska horimaadyo aan la ogeyn khasaarahaya ay geysteen ayaa xalay ka kala dhacay magaalooyinka Muqdisho. Kismaayo iyo duleeka magaalada Boosaaso,waxaana qaraxydaasi iyo iskahorimaadyadaasi ay cabsi ku beereen dadka degan xaafadaha ay sida
Read More »Kulan Ay Maanta La Qaadatay Wasaaradda Adeega Bulshada Xubnaha Gudiga Olombikada Soomaaliyeed
Wasaaradda Adeegga Bulshada ayaa maanta kulan la qaadatay Gudiga Olombikada Soomaaliyeed iyadoo kulankaasina looga hadlay qorshaha Gudiga ee loogu talagalay in Afarta sano ee soo socota uu ku hormariyo ciyaaraha Dalka Soomaaliya. Kulankan
Read More »