Monthly Archives: November 2012 »

Dagaalo Oo Ay Maanta Ka Dhaceen Gobolka Sh/Hoose Ee Deegaanka Shalambood

Dagaalo Oo Ay Maanta Ka Dhaceen Gobolka Sh/Hoose Ee Deegaanka Shalambood

jiinka November 28, 2012 Comments Off

Deegaanka Shalambood ee Gobolka Sh.hoose ayaa xalay saqdii dhexe ay ka dhaceyn dagaalo u dhaxeeya ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kooxo hubeysan oo sida la sheegey ka tirsan Ururka Alshabaab.   Dagaalka ayaa yimid kadib

Read More »
XULKA KUBADDA CAGTA SOOMAALIYEED & XULKA KUBADDA CAGTA SUUDAAN OO GALABTA WADA CIYAARI DOONA

XULKA KUBADDA CAGTA SOOMAALIYEED & XULKA KUBADDA CAGTA SUUDAAN OO GALABTA WADA CIYAARI DOONA

jiinka November 28, 2012 Comments Off

Xulka Kubadda cagta dalkeena Soomaaliya ayaa galabta la ciyaari doono xulka ciyaaraha dalka Suudaan ciyaartaasi oo ka dhici doonta Ugandha. Kulanka oo ah mid adag ayaa wuxuu ka dhici doona Magaalada Kampala ee dalka

Read More »
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Kulan La Leh Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Kulan La Leh Dalka Jabuuti

jiinka November 27, 2012 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Booqasho ku jooga Dalka Jabuuti ayaa maanta ka qeyb galaya kulan qado sharaf ah oo uu u sameeyay dhigiisa dalkaasi. Isagoo kormeer kutagay dekada magaalada jabuuti iyo

Read More »
WAR DEG DEG AH QARAX GOOR DHOW KA DHACAY MAGAALADA MARKA & HOWLGAL LAGA SAMEEYAY MAGAALADAASI….

WAR DEG DEG AH QARAX GOOR DHOW KA DHACAY MAGAALADA MARKA & HOWLGAL LAGA SAMEEYAY MAGAALADAASI….

jiinka November 27, 2012 Comments Off

qarax nooca bambada ah ayaa duhurkii maanta ka dhacay Magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha Hoose. Qaraxa oo ahaa bambada nooca gacanta laga tuuro ayaa lagu tuuray sida la sheegay goob ay ka agdhawaayeen

Read More »
WAFDI KA SOCDA MIDOWGA YURUB OO MAANTA MUQDISHO YIMID WAXAANA SOO DHABEEYEY RA’IISUL WASAARE SAACID

WAFDI KA SOCDA MIDOWGA YURUB OO MAANTA MUQDISHO YIMID WAXAANA SOO DHABEEYEY RA’IISUL WASAARE SAACID

jiinka November 27, 2012 Comments Off

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa maanta soo gaaray wafdi uu hogaaminaayo safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya uqaabilsan. Wafdiga uu hogaaminayo safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Michel Carves Deurso ayaa waxa ay kulan

Read More »
War Deg Deg Ah Wafdi Uu Hogaaminya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh  Oo U Ambabaxay Dalka Jabuuti.

War Deg Deg Ah Wafdi Uu Hogaaminya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Oo U Ambabaxay Dalka Jabuuti.

jiinka November 26, 2012 Comments Off

Wafdi balaaran uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka ambaxay Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan Cade iyagoona ku sii jeeda Caasimada Jabuuti Ee Dalka jabuuti.   Madaxweynaha ayaa casuumaad

Read More »
MIDOWGA YURUB OO SHEEGAY IN XIRIIR TOOS AH AY LA YEELANAYAAN DOWLADA SOOMAALIYA

MIDOWGA YURUB OO SHEEGAY IN XIRIIR TOOS AH AY LA YEELANAYAAN DOWLADA SOOMAALIYA

jiinka November 26, 2012 Comments Off

Midowga Yurub ayaa sheegay inuu, wixii hadda ka dambeeya, si toos ah xariir ula yeelan doono dowladda Soomaaliya si ka duwan habkii hore uu ulaxariiri jiray.   Wakiilka gaarka ah ee Midowga Yurub u

Read More »
Ciidamada Nabad Sugidda Oo Saaka Howlgallo Ka Waday Muqdisho….

Ciidamada Nabad Sugidda Oo Saaka Howlgallo Ka Waday Muqdisho….

jiinka November 26, 2012 Comments Off

Ciidamada nabadsugida Qaranka ayaa saaka howlgalo dad lagu soo qabqabtay ka wada xaafado ka mid ah degmooyinka Yaaqshiid iyo Heliwaa. Howlgalka oo bilowday waaberigii hore ee saaka ayaa waxaa horkaya Agaasimaha hey’adda Nabadusgida Qaranka

Read More »
Ciidamada Dowladda Soomaaliya  & Kuwa  Amisom Oo Ku Sii Jeeda Magaalada Jowhar…

Ciidamada Dowladda Soomaaliya & Kuwa Amisom Oo Ku Sii Jeeda Magaalada Jowhar…

jiinka November 25, 2012 Comments Off

Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta SH/Dhexe ayaa waxa ay xaqiijinayaan in halkaasi laga dareemayo dhaq dhaqaaq Ciidan iyo Abaabul Dagaal oo ay sameenayaan Ciidamo ka Tirsan Dowlada Fedraalka  Soomaaliya oo garab ka

Read More »
Ciyaartii Dhaxmartay Xulalka Kubbadda Cagta Soomaaliya iyo Burundi.

Ciyaartii Dhaxmartay Xulalka Kubbadda Cagta Soomaaliya iyo Burundi.

jiinka November 25, 2012 Comments Off

Waxaa ciyaar aad u xiisabadan ay dhexmartay xulka qaranka wadanka Burundi iyo Ciyaartowda Soomaaliyeed taas oo aheyd mid aad u xiisa badan. Cayaartaan ayaa waxa ay aheyd mid aad u xiisa badan oo ay

Read More »