Monthly Archives: September 2012 »

Ciidamo iyo gaadiid dagaal oo aad u fara badan oo ka soo gudbay xadka ay Soomaaliya la wadaagto dalka…

Ciidamo iyo gaadiid dagaal oo aad u fara badan oo ka soo gudbay xadka ay Soomaaliya la wadaagto dalka…

xeydar September 3, 2012 Comments Off

Magaalada Afmadow waxaa gaaray gaadiid dagaal oo gaaraya 42-baabuur oo tikniko ah iyo ciidamo aad u badan oo hubeysan, kuwaas oo ka soo baxay dhanka magaalada Dhoobley, waxaana la sheegay in gaadiidkaasi intooda badan

Read More »
Madaxweyne Shariif oo ku laabtay Muqdisho

Madaxweyne Shariif oo ku laabtay Muqdisho

xeydar September 3, 2012 Comments Off

Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed oo ka qeyb galay aaskii raysul wasaarihii hore ee Itoobiya, Meles Zenawi, ayaa maanta ku laabtay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha waxaa soo dhoweeyay mas’uuliyiin iyo

Read More »
WAR DEG DEG AH: Duqeymo xoogan oo xilligaan ku soconaaya magaalada Kismaayo

WAR DEG DEG AH: Duqeymo xoogan oo xilligaan ku soconaaya magaalada Kismaayo

xeydar September 3, 2012 Comments Off

Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in duqeymo xoogan oo si xiriir ah u soconaya ay ka bilowdeen gudaha magaalada Kismaayo, iyadoo ay magaalada ku

Read More »
Murashaxiinta utaagan Madaxtinimada Dalka oo siyaabo kala duwan uga hadlay Shuruudaha ay soo saareen Guddiga Doorashada

Murashaxiinta utaagan Madaxtinimada Dalka oo siyaabo kala duwan uga hadlay Shuruudaha ay soo saareen Guddiga Doorashada

jiinka September 2, 2012 Comments Off

Guuxa Murashaxiinta kasoo baxaya ayaa sii korortay Tan iyo markii shalay Guddiga Doorashada Madaxtinimada ku dhawaaqeen shuruudaha looga baahan yahay Musharixinta Dooneya Xilka Madaxweynaha Dalka Soomaaliya. Shuruudaha lasoo bandhigay waxaa ka mid ah in

Read More »
Musharax Cabdullaahi Axmed Caddow oo baaq ujeediyay xubnaha Baarlamaanka(Warsaxaafadeed)

Musharax Cabdullaahi Axmed Caddow oo baaq ujeediyay xubnaha Baarlamaanka(Warsaxaafadeed)

jiinka September 2, 2012 Comments Off

Mudadan kala guurka si loo gaaro hoggaan horseeda isbedel waa lagama maarmaan in xildhibaanadu u istaagaan badbaadinta ummadda Soomaaliyeed Ayagoo kaashanaya shacbi weynaha waa inay qaadaan masuuliyadda ugu sareysa ee aayo katalinta Soomaaliya. Waxaan

Read More »
Dekada Kismaayo oo caawa la duqeeyay.

Dekada Kismaayo oo caawa la duqeeyay.

jiinka September 1, 2012 Comments Off

Sida ay sheegayaan warar aynu goor dhaw ka helnay magaalada Kismayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose maraakiib dagaal oo laga leeyahay wadanka Kenya ayaa dhawr gantaal ku garaacay dekeda Kismayo. Dad ku sugan gudaha

Read More »
Shuruudaha lagu xiray musharrixiinta madaxweynaha

Shuruudaha lagu xiray musharrixiinta madaxweynaha

jiinka September 1, 2012 Comments Off

Afhayeenka guddiga doorashada, Cismaan Libaax Ibraahim/JWN Guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta soo saaray shuruudo uu sheegay in looga baahan yahay inay buuxiyaan musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya. Afhayeenka guddiga doorashada, Cismaan

Read More »
Howlgalo Dad lagu sooqabqabatay oo ka dhacay Marka.

Howlgalo Dad lagu sooqabqabatay oo ka dhacay Marka.

jiinka September 1, 2012 Comments Off

Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ee dowladda Soomaaliya ayaa faah fahin ka bixiyay howlgalo ciidamada dowladda ay ka sameeyeen Magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha Hoose. Guddoomiye Ku xigeenka dhanka ammaanka Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose

Read More »