Ciyaaraha »
XULKA KUBADDA CAGTA SOOMAALIYEED & XULKA KUBADDA CAGTA SUUDAAN OO GALABTA WADA CIYAARI DOONA
Xulka Kubadda cagta dalkeena Soomaaliya ayaa galabta la ciyaari doono xulka ciyaaraha dalka Suudaan ciyaartaasi oo ka dhici doonta Ugandha. Kulanka oo ah mid adag ayaa wuxuu ka dhici doona Magaalada Kampala ee dalka
Read More »Ciyaartii Dhaxmartay Xulalka Kubbadda Cagta Soomaaliya iyo Burundi.
Waxaa ciyaar aad u xiisabadan ay dhexmartay xulka qaranka wadanka Burundi iyo Ciyaartowda Soomaaliyeed taas oo aheyd mid aad u xiisa badan. Cayaartaan ayaa waxa ay aheyd mid aad u xiisa badan oo ay
Read More »Maxaa bari kala heysta Xulalka Soomaaliya iyo Burundi…?
Waxaa maalinta Axada ah ka dhici doonta garoonka kubada cagta ee {Kampala stadium} Cayaar ka mid ah Cayaaraha Tar-tanka kubada cagta bariga iyo bartamaha Africa oo Sanadkan ay martigalinayso Uganda. waxaa socanay diyaar
Read More »Soomaaliya oo Xaadirtay Shirka Kubadda Koleyga Africa
Madaxda Xiriirada Kubada Koleyga Qaarada Africa ayaa Maalintii shalay Shir Balaaran ugu furmay Magaalada Qaahira ee dalka Masar. kaasi oo loogu hadlayo wax qabadka Xiriirada Kubada Koleyga Africa. Isbadalada ay Xiriirada Kubada
Read More »Somalia appoint new head coach
Sam Ssimbwa has been appointed as the new coach of the Somalia national football team. He will manage the squad at the Cecafa Tusker Challenge Cup that kicks off next weekend in Kampala to
Read More »Kooxda SHARBATLE oo hanatay koobkii Jeneraal Daa’uud, kadib markii 6 Gool ay ugu awood sheegatay dhalintii naadiga ARLAADI
Ciyaar lagu soo afmeerayo tartanka koobka Jeneraal Daa’uud ee ciyaaraha kubadda Cagta ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Jeddah ayaa Xalay lagu soo gabagabeeyay garoonka ciyaaraha ee Amiir Maajid ee ku yaala xaafadda Bawaadi ee
Read More »Tacsi Tiiraanyo leh oo soo gaartay bahdi Isboortiga Soomaaliya
TACSI TIIRAANYO LEH (INNAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.) Waxaa habeen hore ku geeriyooday gurigiisa goolhayihii hore ee naadiga Monishiibiyo Marxuum: Shariif Cali Cawad oo in mudo ah xanuunsanaa, waxaana shalay salaada Casir
Read More »Cayaaryahannada xulka Qaranka Soomaaliyeed oo xalay lagu soo dhaweeyay dalka Uganda
Waxaa habeenkii xalay ka soo degay garoonka diyaaradaha Entebbe Airport ee dalka Uganda cayaartoyda xulka kubadda cagta Qaranka Soomaaliya. Waxaa xulka Qaraxnka K/cagta xalay si diiran ugu soo dhaweeyay dalka Uganda mas’uuliyiin ka socotay
Read More »Ciyaarta Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliya Oo U Ambabaxaya Ugandha
Ciyaartooyda xulka kubadda cagta Qarankeenna Soomaaliya ayaa u ambabaxaya dalka Ugandha halkaasi oo ay kaga qeybgalayaan tartanka Bariga iyo Bartamaha Qaarada Afrika oo sanadkan ay Ugandha marti gelineyso. Munaasabad lagu sagootinayo Ciyaartooyda Xulka Qaranka
Read More »Manager Tony Pulis ‘praying’ defender Ryan Shawcross commits to Stoke for life
Tony Pulis is desperate to tie Ryan Shawcross to a new long-term deal before a “top-four club” comes calling. Stoke are thought to be preparing a six-year contract for their centre-half, who is
Read More »