Somali News »

QARAMADA MIDOOBAY OO SHEEGTAY IN AMMAANKA SOMALIA UU NOQON DOONO MID LAMID AH CAALAMKA

QARAMADA MIDOOBAY OO SHEEGTAY IN AMMAANKA SOMALIA UU NOQON DOONO MID LAMID AH CAALAMKA

xeydar December 11, 2013 Comments Off

Sarkaalka ugu sareeya Qaramada Midoobay dalka Soomaaliya ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu u baahan yahay hab siyaasadeed horumarsan, meletari si wax looga qabto arimaha amaanka dalka Soomaaliya, kadib warbixin uu siiyay golaha amaanka

Read More »
Ergeyga joogtada ah ee dowladda FS u qaabilsan Q.Midoobey oo saxiixay buugga tacsida Mandela .

Ergeyga joogtada ah ee dowladda FS u qaabilsan Q.Midoobey oo saxiixay buugga tacsida Mandela .

xeydar December 11, 2013 Comments Off

Ergeyga joogtada dowladda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobey xarunta New York Danjire Dr. Elmi Ahmed Duale ayaa saxiixay maanta buugga tacsida Madaxweynihii hore ee South Africa Nelson Mandela oo ku geeriyooday wadankaasi 5-tii

Read More »
Wasaaradda Adeega Bulshada Oo Dhalinyaro Ka Kala Yimid Gobollada Dalka Tababar Ugu Qaaday Dalka Uganda

Wasaaradda Adeega Bulshada Oo Dhalinyaro Ka Kala Yimid Gobollada Dalka Tababar Ugu Qaaday Dalka Uganda

xeydar December 7, 2013 Comments Off

Wasaaradda Horumarinta adeega buslahda ayaa maanta ilaa 30 dhalinyaro ah u dirtay dalka Uganda si ay uga qeyb qaataan tababar laxiriira hogaaminta wanaagsan iyo wadaniyadda kaa oo ay iska kaashadeen AMISOM iyo Wasaarada. Tababarka

Read More »
Wasiirada maamulka Jubbaland oo goordhow lagu dhawaaqay iyo Axmed Madoobe oo…

Wasiirada maamulka Jubbaland oo goordhow lagu dhawaaqay iyo Axmed Madoobe oo…

xeydar December 7, 2013 Comments Off

Xaflad kooban oo ka dhacday madaxtooyada Maamulka Magaalada Kismaayo ayaa waxaa looga dhawaaqay Wasiirada Maamulka Jubba kamid noqonaya. C/naasir Seeraar Maax Afhayeenka Maamulka Jubba ee Magaalada Kismaayo oo ayaa warbaahinta u aqriyay Wasiirada maamulka

Read More »
Xildhibaan Dalxa oo sheegay in caalamka aysan Soomaaliya ula dhaqmin sidii dowlad xor ah oo ka baxday KMG-kii

Xildhibaan Dalxa oo sheegay in caalamka aysan Soomaaliya ula dhaqmin sidii dowlad xor ah oo ka baxday KMG-kii

xeydar December 7, 2013 Comments Off

Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid Guddiga arrimaha dibadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaki weyngeliyay rasmi ahaanshaha in dowladda Soomaaliya ay ka baxday Kumeel-gaarka, iyadoo dhaliil loo jeediyay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Prof.

Read More »
HAWEENEY BARE KA AHEYD JAAMACADA SOMALIA OO LA DILAY

HAWEENEY BARE KA AHEYD JAAMACADA SOMALIA OO LA DILAY

xeydar December 6, 2013 Comments Off

Kooxo hubeysan ayaa fal dhaawac ah muqdisho waxay ugu geysteen haweeney Bare ka aheyd Jaamacada Somalia ee Magaalada Muqdisho inkstoo dhaawacaas ay u geeriyootay Haweeneydan oo sida la sheegay dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka

Read More »
Magacaabista Golaha wasiirada maamulka Jubba oo la isku raacay iyo bari oo lagu dhawaaqayo.

Magacaabista Golaha wasiirada maamulka Jubba oo la isku raacay iyo bari oo lagu dhawaaqayo.

xeydar December 6, 2013 Comments Off

 Kulamadii baryahan ka socday Kismaayo oo salka ku hayey sidii la isugu raaci lahaa magacaabista golaha wasiirada maamulka Jubba ee uu hogaamiyo Ahmed Madoobe ayaa haddana badi la isku raacay ku dhawaaqistiisa. Warar lagu

Read More »
MADAXWEYNE XASSAN SHEEKH OO MANDELA KU TILMAAMAY GEESI KA BAXAY QAARADA AFRICA

MADAXWEYNE XASSAN SHEEKH OO MANDELA KU TILMAAMAY GEESI KA BAXAY QAARADA AFRICA

xeydar December 6, 2013 Comments Off

Warsaxaafadeed” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh.Maxamud Anigoo kuhadlaya magaca Dowlada kan Shacabka iyo Keygaba waxaan uga tacsiyeeyay Madaxweynaha iyo shacabka Koonfor Afrika, qaasatan ehelada iyo asxaabta Geerida naxdinta leh ee ku timid

Read More »
Xildhibaan lagu dilay qarax lagu xiray gaari uu watay afaafka hore ee Madaxtooyada

Xildhibaan lagu dilay qarax lagu xiray gaari uu watay afaafka hore ee Madaxtooyada

xeydar December 6, 2013 Comments Off

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow ku geeriyooday qarax gaarigiisa loogu xiray oo ka dhacay agagaarka Madaxtooyada Villa Soomaaliya, gaar ahaan meel baabuurta la dhigto oo ku dhow Guriga Ra’iisul Wasaaraha. Xildhibaanka

Read More »
MADAXWEYNAHA SUDAN OO KU BAAQAY IN LA TAAGEERO SOOMAALIYA

MADAXWEYNAHA SUDAN OO KU BAAQAY IN LA TAAGEERO SOOMAALIYA

xeydar December 4, 2013 Comments Off

Madaxweynaha dalka Sudan Cumar Xasan Axmed Al-Bashiir ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay taageero caalami ah, si loo xoojiyo horumarka iyo nabadda billowga ah ee ay ku tallaabsatay.Madaxweynaha Sudan ayaa tilmaamay in

Read More »