Wasiirada maamulka Jubbaland oo goordhow lagu dhawaaqay iyo Axmed Madoobe oo…

xeydar December 7, 2013 Comments Off
Wasiirada maamulka Jubbaland oo goordhow lagu dhawaaqay iyo Axmed Madoobe oo…

Xaflad kooban oo ka dhacday madaxtooyada Maamulka Magaalada Kismaayo ayaa waxaa looga dhawaaqay Wasiirada Maamulka Jubba kamid noqonaya.

C/naasir Seeraar Maax Afhayeenka Maamulka Jubba ee Magaalada Kismaayo oo ayaa warbaahinta u aqriyay Wasiirada maamulka Jubba ee Axmed Madoobe uu ku dhawaaqay.
1 Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka Jubba ayaa waxaa loo magacaabay Suldaan C/qaadir lugadheere.
1:Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Axmed Cabdi Xafiid
2:Wasiirka beeraha Xoolaha iyo kaluumaysiga Maxamed Aadan Jaamac
3:Wasiirka Bulshada Maxamed Ibraahin Maxamuud (Macalin Maxamed)
4:Wasiirka caafimaadka iyo fayo dhowrka Xasan Daahir Yaroow
5: Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga Maxamed Nuur Iftiin (Shambala)
6: Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Maxamed Warsame Faarax (Darwiish)
7: Wasiirka maalIyada Maxamed Sheekh Yuusuf Cumar oo loo yaqaano Abuu Yuusuf.
8: Wasiirka Macdanta biyaha iyo Bii’ada Cabdi Nuur Cali Aadan.


C/rashiid C/laahi Xeydar
Rashiid123@gmail.com
http://jiinwabi.net/
00252 61 5507763
Mogadisho Somalia

Comments are closed.