Somali News »

War Deg Deg Ah Gobolka Gedo Oo Dagaal Goordhow Ka Dhacay

War Deg Deg Ah Gobolka Gedo Oo Dagaal Goordhow Ka Dhacay

jiinka January 6, 2013 Comments Off

Gobolka Gedo ayaa waxa ay tilmaamayaan in deegaanka May Kooreebi uu Dagaal Culus Goor dhow ka qarxay.   Dagaalka ayaa waxa uu udhexeeyaa Ciidamada dowladda iyo Kuwa Ithopiya oo dhinaca iyo Ururka AL Shabaab.

Read More »
Kulan Xasaasi Uu Ku Yeeshay Baarlamanka Soomaaliya Golaha Shacabka

Kulan Xasaasi Uu Ku Yeeshay Baarlamanka Soomaaliya Golaha Shacabka

jiinka January 5, 2013 Comments Off

Kulanka Maanta oo ay soo xaadireen 170 Xildhibaan waxaana shirgudoominayay gudoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka dalka Jeeylaani Nuur Iikar iyadoo kalfadhiga diirada lagu saarayay doorashada gudoomiyaasha kuxigeenadooda iyo waliba Xubnaha gudiyada baarlamanka.   Mudanayaasha

Read More »
Ciidamo Dheeraad ah Oo Dowlada Ugandha Ay U Soo Direyso Soomaaliya & Dalalka Africada Dhexe

Ciidamo Dheeraad ah Oo Dowlada Ugandha Ay U Soo Direyso Soomaaliya & Dalalka Africada Dhexe

jiinka January 5, 2013 Comments Off

Dowlada Uganda ayaa sheegtay inay dooneyso in ciidamo dheeraad ah u soo dirto qaar ka mid ah wadamada Africa sida Soomaaliya iyo wadanka Africada dhexe oo iminka ay dagaalo ay ka socdaan.   Sidaasi

Read More »
Wasiirka Wasaaradda Hormatinta & Bulshada Drso. Maryan Qaasim Ayaa Kulamo Kala Duwan Laqaadatay Ra’isul Wasaare Ku Xigeenka & Wasiirka Caafimaadka Dalka Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Hormatinta & Bulshada Drso. Maryan Qaasim Ayaa Kulamo Kala Duwan Laqaadatay Ra’isul Wasaare Ku Xigeenka & Wasiirka Caafimaadka Dalka Turkiga

jiinka January 4, 2013 Comments Off

Kulamadan oo ka dhacay magaalada Istanbul ayaa ugu horeyn waxey Wasiiradda la kulantay Ra’iuslwasaare Kuxigeenka dalka Turkiga. Bakir Bozdag oo ay ka wada hadleen sida loo hirgelin karo mashaariic hormarineed oo ay walaalaha Turkigu

Read More »
Al-Shabaab & Mucaaradka Ugandha Oo La Sheegay In Ay Xiriir Leeyihiin

Al-Shabaab & Mucaaradka Ugandha Oo La Sheegay In Ay Xiriir Leeyihiin

jiinka January 4, 2013 Comments Off

Qaramada Midoobe ayaa lagu sheegay in Kooxda falaagada ah ee Allied Democratic Forces (ADF) ee ka dagaalanta dalka Uganda ay ku sii fideyso wadamada Bariga Africa. Sida laga soo xigtay warbixintan Faalagada ADF ee

Read More »
Dhalinyarada  Soomaali Mareekanka ah Oo OBAMA digniin udiray  Qatarta

Dhalinyarada Soomaali Mareekanka ah Oo OBAMA digniin udiray Qatarta

jiinka January 3, 2013 Comments Off

  Madaxweyne Obaama ka hadlayay magaalada Washiton ayaa ka dhawaajiyay in la adkeeyo amaanka dalka,xilli u sheegay in ay soo badanayaan dhalinyarada lala xariirinayo Argagixisinimada ee doonaya in ay qal qal geliyaan guud ahaan

Read More »
Ciidamada Dowlada Soomaaliya Oo Labo Qarax Lagula Eegtay Magaalada Muqdisho

Ciidamada Dowlada Soomaaliya Oo Labo Qarax Lagula Eegtay Magaalada Muqdisho

jiinka January 3, 2013 Comments Off

Labo qarax oo aad uu xoogan ayaa lagu weeraray ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Qaraxa koobaad ayaa lagu weeraray ciidamo dolwada ka tirsan oo ku sugan shaneemo lagu

Read More »
Howl Gallada Bay Iyo Bakool Oo Amisom & Ethopia Ku Gacansiinaya Dowladda

Howl Gallada Bay Iyo Bakool Oo Amisom & Ethopia Ku Gacansiinaya Dowladda

jiinka January 3, 2013 Comments Off

Saraakiisha Ciidamada Ithopiya iyo kuwa AMISOM oo ka hadlay Munaasabad ka dhacday Magaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka bay ayaa waxa ay sheegeen in dowladda ay ka gacansiinayaan ladagaalanka Al Shabaab iyo sidi looga saari

Read More »
Jaaliyada Soomaalida Ee Dalka Suudaan Ayaa Caawa Lagu Wadaa In Uu La Kulmo Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

Jaaliyada Soomaalida Ee Dalka Suudaan Ayaa Caawa Lagu Wadaa In Uu La Kulmo Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

jiinka January 2, 2013 Comments Off

Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu la kulmo caawa Jaaliyada Soomaalida ee dalka Sudan. Xaflad balaaran oo lagu soo dhawaynayo Xasan sheekh Maxamuud ayaa waxaa ay ka socotaa Magaalada Caasimada

Read More »
Ciidamada Midowga Africa Ee Amisom Oo Hor Mar Ka Gaareen Howlaha Ay Ka Wadaan Soomaaliya

Ciidamada Midowga Africa Ee Amisom Oo Hor Mar Ka Gaareen Howlaha Ay Ka Wadaan Soomaaliya

jiinka January 2, 2013 Comments Off

Dr Nkosazana Dlamini Zuma ayaa waxa ay ugu horeyn soo qaadatay dalka Soomaaliya oo sheegtay in dhibaatooyin kala duwan ka dib lagu guuleystay in dalka dib ugu soo noqdo nidaamkii iyo kala danbeyntii ka

Read More »