Somali News »
Munazzamat al-Dawa al-Islamiya oo gargaar samafal ah gaarsiisay Jowhar ” SAWIRO ”
Magaalada jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa waxaa gaaray gaadiidyo nooca xamuulka oo siday cunto gargaar loogu tala galay qoysaskii ku waxyeeloobay fatahaadaha iyo colaado ka dhacay gobolkaasi. Munazammad Al-Dawa oo deeqdani
Read More »KULLAN BALLAARAN OO AY ISUGU YIMIDEEN BEESHA GU-GUNDHABE
KULLAN BALLAARAN OO AY ISUGU YIMIDEEN BEESHA GU-GUNDHABE AYEY KU ICLAAMIYEEN MUDANIHII AY XILKOODDA U QABAN LAHAA, KAGANA SOO HORJEESTAY SHAQSIYAAD KALE IN LA MAGACAABO. kullan aad u ballaaran ay soo qaban qaabiyeen duubabka,
Read More »Dib u dhac ku yimid magacaabistii Golaha wasiirada cusub iyo sababta oo lagu sheegay….
Sida la filayay malintii shalay ay soo baxeen warar sheegaya in Dr.Cabdiweli Shiikh Axmed Wasiirka kowaad ee Soomaaliya uu ku dhawaaqayo maalinta Axadda ah ee maanta Golihiisa Wasiirada ayaa waxaa hadda soo baxay
Read More »Sanad Cusub 2014 Agaasimaha Guud ee Agaasimka Shaqada Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Mudane Aweys Sheekh Xaddad.
Sanad Cusub 2014 Happy New Year Wax qabadka sanadkii tagay 2013 ee Agaasimaha Guud ee Agaasimka Shaqada Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Mudane Aweys Sheekh Xaddad. Tix Gabay “Saxaafaddu ha Tabisee
Read More »Sanad Cusub 2014 /Happy New Year 2014 Dhageyso: Kacdoonka Beelaha Jareerweyne sanadkii tagay 2013
Dhageyso: Kacdoonka Beelaha Jareerweyne sanadkii tagay 2013 Dhageyso : Odayaasha Dhaqanka Waxay ka yiraahdeen dagaalada lagu Qaaday Beelaha Shiidle Sanad Cusub 2014 Happy New Year
Read More »Tababar Lagu Baranayay Sidii Caruurta iyo Dhalinyarada Loogu Abuuri Lahaa Shaqo Nabdoon Oo Muqdisho lagu Qabtay
Munaasabadda oo ahayd ujeedadeeda daah furka wajiga labaad ee taba bar lagu baranayo sidii dhalinyarada iyo caruurta loogu abuuri laha shaqo islamarkaana loo daryeeli lahaa ayaa maanta lagu qabtay guriga hooyooyinka ee magaalada Muqdisho,
Read More »Dakhliga Airport-ka Muqdisho oo Kordhay In Ka Badan 50%
War Saxaafadeed Waxaan ku faraxsannahay in dakhliga kasoo xarooday gegida dayuuradaha ee caalamiga ah ee Muqdisho uu si weyn u kordhay saddexdii bilood ee ugu horreysay howlgalkeena. Dowladda Soomaaliya ayaa ka heshay in ka
Read More »Tababar Ku saabsan shaqo ku Dhowrista Caruurta iyo Dhalinyarada oo ka furmay Muqdisho
Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Agaasimkeeda Shaqada iyo Shaqaalaha Dhalinyaradda Iyo Isbootiga ayaa u furtay 30 qubaro oo ka kala socday Ururada Bulshada, Shaqaalaha , Haweenka iyo NGO-yada Soomaaliyeed tababar lagu baranayo Badbaadinta ku shaqeysiga
Read More »Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo R/wasaaraha cusub u diray dalab, kana codsaday inuu…
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,ayaa codsi uu u diray ra,iisulwasaaraha cusub ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed inaysan waqti dheer ku qaadan soo magacaabista golaha wasiiradda cusub ee xukuumadiisa,
Read More »AMISOM OO SHEEGTAY IN MID KAMID AH GAADIIDKOODA SHIL UU MUQDISHO KU GALAY KU DILAY LABO RUUX
AMISOM ayaa waxa ay ka hadashay shil mid kamid ah gaadiidkooda uu ku galay maalintii Jimcaha aheyd Magaalada Muqdisho, kadib markii uu dar-daray labo qof oo mootao watay. Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska AMISOM ee
Read More »