Somali News »
Xildhibaano Tagay Kismaayo & Shirkii Jubbaland Oo Ay Dowlada Ka Soo Horjeesatay
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta laguwadaa inay gaaraan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbadda hoose halkaasi oo uu ka socdo shirka Jubbaland. Xildhibaan Tahliil Cabdi Maxamed oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka
Read More »Ra’iisul Wasaare Saacid Oo Maanta U Safaray Dalka Dibadiisa
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho isaga oo safarkiisa ugu horeeye ee dalka dibadiisa aaday tan iyo magacaabistiisa. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Garoonka Magaalada Muqdisho waxaa
Read More »Madaxweyne Xasan Sheekh:- Inta Muwaadin Soomaaliyed hantidiisa la heysto Soomaaliya ma dageyso”
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay furay shirweynaha qaran ee ka wada tashiga dib u habeynta Garsoorka dalka, wuxuuna halkaasi ka jeediyey khudbad xasaasi ah oo dhinacyo badan taabaneysay, shirweynahan oo ah kii
Read More »Ergada shirka Jubbaland oo loo qaybiyey Dastruur la sheegay inuu maamulkaasi yeelanayo iyo Cumar C/rashiid oo hadal ka jeediyay shirka
Iyada oo wali xubnaha ka qeybgalaya shirka lagu dhisaayo Dowlad Goboleedka Jubbaland ay sheegayaan inaan shirkaasi la joojineynin islamrkaasna sida ay yiraahdeen uu hadda gabagabo marayo ayaa shalay waxaa shirkaasi lagu qeybiyey nuqulo ka
Read More »SHIRKA LOOGA HADLAYO ARIMAHA GARSOORKA DALKA OO MAALINTII LABAAD MUQDISHO KA SOCDA
Shirka looga hadlayo arimaha dib u eegista garsoorka dalka ayaa wuxuu ka socdaa Magaalada Muqdisho iyadoo maalintii labaad uu galay shirka. Ergada ka qeybgalaysa shirka ayaa ku sugan madasha uu ka socda Shirkaasi ee
Read More »Odayaasha dhaqanka Jowhar oo si geesinimo leh Ra’iisul Wasaaraha ugu gudbiyay inay jirto cadaalad daro
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta kula hadlay meel fagaare ah boqolaal ruux oo reer Jowhar ah ayaa waxa uu u sheegay in dowladiisu aysan raalli ka ahayn cadaalad darada. Qaar
Read More »Hoteelada Magaalada Muqdisho ku yaal Tiro Badanaa oo Magacyo Xumaa!(Daawo Sawirada Qaar kamid ah Hoteeladaasi)
Dadka Soomaaliyeed waxay leeyihiin Dhaqan ku saleysan Diinta islaamka oo si weyn ay ugu faanto , hase yeeshee Dhaqankaas Suuban waxaa moodaa in uu meesha ka soo baxayo gaar ahaan Tan iyo Markii ay
Read More »Xildhibaannadii Ku Sugnaa Jowhar Oo Soo Gebagebeeyey Socdaalkoodii Gobolka Shabeelada Dhexe
Xildhibaannadii Baarlamaanka ee ku suganaa magaalada Jowhar ayaa soo gebagebeeyey maanta guud ahaanba socdaalkii ay ku joogeen gobolka Shabeelada Dhexe. Xildhibaannadan oo tiradoodu ay gaareyso 16 Xildhibaan ayaa waxaa socdaalkoodii ay kusoo gebagebeeyeen
Read More »Wadahadalladii u dhexeeyay Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka KMG ah ee Kismaayo oo Guuldarro ku dhamaaday
Wadahadalladii u dhexeeya xukuumadda Soomaaliya iyo maamulka KMG ah ee Kismaayo ayaa guul-darro ku dhammaaday kaddib markii la isku fahmi waayay wadahadallo socday shantii maalmood ee lasoo dhaafay. Wasiira arrimaha gudaha iyo amaniga
Read More »Ra’iisul wasaaraha oo Muqdisho ku noqday
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaal-ka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu noqday magaalada Muqdisho, kaddib muddo toddobaad ku dhow oo ay booqasho ku joogeen magaalada Kismaayo. Ra’iisul
Read More »